Home / Wararka / Maamulka Magaalada Marka oo ka mahad Celiyey Agab Milatri oo lsoo Gaarsiiyey Ciidamada ku jira Xerada Ceel-jaale(sawiro).

Maamulka Magaalada Marka oo ka mahad Celiyey Agab Milatri oo lsoo Gaarsiiyey Ciidamada ku jira Xerada Ceel-jaale(sawiro).

Gudoomiyaha Magaalada Marka Mudane Maxamed Cusmaan Cali yariisow  ayaa Saraakiisha Ciidamada Amisom ee Gobolka Shabeelada Hoose wax uu ka gudoomay Agab Milatari oo Amisom ay ugu tala gashay inya ku hormariso Ciidamada ku jira Xerada Tawabarka Ciidanka ee ku taala Duleedka Mgaalda Marka.

Munaasabada maaamulka uu ku gudoomay Agabka milatary ayaa waxaa kasoo kazoo qayb galay Odayaasha Deegaanka iyo qaybaha kala duwan ee Bulsha kuwaasoo u hamuun qabay inay mar un arkaan Ciidamada Deeganka oo helay wax ka mid Qalabkii ay ku howlgali lahaayeen.

Gudoomiyaha degmada Marka ayaa Saraakiisha Amisom uga mahadceliyey Qalabka ay soo gaarsiiyeen Xerada Tawabarka Ciidanka oo ay ku jiraan ku dhawaad Afar boqol iyo konton {450} oo Askari qalabkaas oo ka koobnaa Teendhooyin iyo Dareeska Ciidamada kuwaa oo iminkadan loo carbinayao ianay Hantaan Amaanka Gobolka ayna dib usoo celiyan Sumcadii uu mar ku faani jaray Gobolka shabeelada Hoose.

Ciidamada oo isugu jira Wiilal iyo Gabdho ayaa intii lagu sugna xerada waxa ay soo bandhigeen Qaabka ay u qaadanayeen tawabarka.

10

9

7

7

5

4

12

11

3

Nagala soo xiriir:

Info@markacadey.com

Info@markanews.net

About webmaster

18 comments

  1. wax garad wax looma sheego

    ascw waxaan hawada idin soo marinayaa hambalyo iyo guul tolkeygiyoow ilaah ha idin garab galo oo noqda kuwii aan ku faani laheyn oo horumarka iyo dadnimadii bimaal soo noqi lahaa in aad noo noqotaan ayaan ilaah ka rajeyneynaa oo horeyna guuleystayaashi idinka horeyaya ayaa soo celiyaya adinkane sidaa iyo si ka sareyso ayaan idinka sugeynaa ee waxaa idin sugaayo waa dhulkii awoowgiina oo kuli la wada boobay oo ay mooryaan meelkasto oo ay joogtay iska soo wacatay oo ay faqashna ay dhinac naga heysato dhankaas oo ah jubooyinka ee waxaan ilaah ka rajeynayaa in aad noo noqotaan kuwii guuushii awoow soo noqi lahaa in aad noqotaan oo magacii bimaal waxaas sugayaa waa adinka idinka ilaah ee ii guuleysta waxaan idin rajeynayaa sharta iyo inta ku in ilaah idinka hayo oo waxna ma arkeysaa oo waxaad tihiin dad wada nadiif ah oo xalaasha quuto oo weligiina waxna ma dhicin oo waxna ma dilin oo waxna ma kufsan waxaa tihiin dad muslin u dhashey oo quraanka lagu soo barbaariyay oo kutaabka ku dhaqmaan oo waxaan ku faraxsanahay in aan ka soo jeedo dad magaca ilaah ku dhaqmo wa bilaahi towfiiq

  2. Guul ayaa u soo hoyatey G /Sh /Hoose illaahay baan uga mahad naqaynaa waxana rayneynaa in ay noqdan kuwa dhulkooda ka Difaaca cadawga Gudaha iyo kan Dibadaba

  3. kkk waxan ku talin lahaa in wiilashan ay iska bertan berahoda mesha loga kenay qalab ciidan waxa ay ahed in loga keeno qalabka beeraha lagu fasho

  4. Wiilkii Jarratti

    Caawa farxad ayaan ku joognaa ceel jaalle, meesha hawiye iyo madaxwaynahooda hawiye uu ku jiifaan ciil madaxtooyada dhaxdeeda.

    Walaalow mid iga gaarsiiya Hawiye, Biyomaal wuxuu diyaar u yahay inuu difaaco wadanka soomaaliya oo dhan oo waliba waxaan diyaar u yihiin xoog iyo maalba inay ku bixiyaan. Sidoo kalana, waxay diyaar u yihiin inay dhulkooda Biyomaal ku difaacaan qabiil ahaaan oo diidaan inuu qabiil huwan magac dowlo xoog ku boobaan dulbeereedka.

    Hawiye, ka naxoo nafta waa. Arag wiilasha yar yar oo aan gaarin 15 sanno ayaa kaa saaray dulkii oo dhan. Waxa ku xiga waa ayagoo xamar ka soo qabqabto dadkii gubay number 50. Ka dibna maxkamadda number 50 ayaa toogasho ku xukumi doonto inshaa Alla, ileen waan awoodnaaye.

  5. WAA ILAAHEY XAMDIGIIS AWALBA WAA LA OGAA MOORYAAN TUUGO AH OO HUNGURI INUU WAX KU DILO AMA KU DHACO MOOYEE AAN DIIN SHAQO KU LAHEYN INEYSAN WAXBA KA QAADEYNIN GEESIYAASHII BIIMAL OO GUMEYSTAHII KA DULQAADEY KOONFURTA OO DHAN OO
    WELIBA MOORYAANTA HAWIYE AWOOWEYAASHOODA KA XOREEYEY GUMEYSTAHII TALYAANIGA MARKAA IN LOO DAAHEYNIN MOORYAAN XAMAR IYO GALGADUUD IYO GAALKACYO IYO CADAADO KA TIMID IYO FAQASH ADOON KENYAATI AH SOO WATEY INEYSAN DHULKII GEESIYAASHII SOOMAALIYA XORIYADEYDII DHALIYEY IN EY LABADAA KOOXOOD OO MID MOORYAAN HAWIYE YAHEY MIDKA KALENA UU FAQASH JUBOOYINKA AWOOD ADOON KENYAATI AH KU JOOGO DHULKII GEESIYADA BIIMAAL MARNABA KU NAGAADI DOONIN, INSHA ALAAH GUUL GUUL BIIMAAL SIDAANA U ILAASHADA DHULKIINA INAGUNA OO AH SURRE-DIR WAAN IDIN GARAB TAAGANAHEY.

  6. masha allah allow hormar buuxda siii
    waa ciidan dacad u ah dalkoda iyo
    dadkoda allow xafid oo cadowga
    qawo waxan nirajey nayaa guul

  7. kkkkkkkkkkkkkk kan leh wilsha lokenaya agabka cidan in lasya ayay ehed agab beer
    hakugu tagnato habarey, calanka badan ma wangsan sxb ximin iyo xebow anga alx
    dhulbarwaqa ayu allah nasiyay marka waxan oran lahaa iksa sexda waad jabten allah idin jabiyo
    alllahu akbar. guuuuuuuuuuuul dabruuwe & bimaal. madaxden guuuuuuuuuuuuuuuuuuul viva

  8. Masha Allah saas aya laraba mardanbe yaa la maqlin nin aya sheegtey gudoomiyaha shalanbood GUUUL ayan urajeyhaya dhaman beesha direed

  9. biya maal gacana ku tac bada gacana isku difaaca ialaheey baaa idin la garab galaya waxna idinka halabi mayaan walahina ugandhana waad ka helaysaan wax walbood u bahataan waa niman dir ah waxaana ka filaynaa waxii aad u bahatan in aad ka heli doon tan ayaga iyo walaha jabuuti madoobe dir hawiyana ma ahan niman tol ah waa cadaw gina kowaad iska difaaca galadaaa dhantee kufaarka xasan culusoowna waxaa oran lahaa dir adeer aqoon uma lahide ka daa dhibka aad la soo donayso iyo dhaqalaha aad ku bixinyaso in qab sato

  10. dabliqe direed

    Eebaa mahad iyo amaan leh
    Maasha allah
    Waa wax lagu farxo oo shucuurta kicinaya

  11. kkk waxan ku talinlahaa mesha looga keenay qalab ciidan waxa ay aheed in looga keeno qalabka lagu fasho beeraha waayo dalka ciidan waa ka batay marka gobolkuna waaa gobol beeraley ah marka wa qalad meel abuur looga baahan in lageeyo qalab ciidan waa talo wiil somaliyed

    • @ximan iyo xeeb.sxb biimaal in badan bay lahaayeen illaahow habar gidir iimaanka ku soo deji ama annaka iimaanka naga qaad si aan isaga celino illaahay iyakii ayuu iimaanka ka qaaday kuna soo celin maayo ilaa habar gidir iimaankeedii dib u hesho oo waadigaa arkaya iyagoo dhididsan wiilaal iyo gabdhoba inay leeyihiin gobolkeena ayaan difaacanaynaa markaadse leedahay qalab beereed in loo keeno ayay ahayd ma tabar ay dib h/gidir beer ugu tabcaan baa ku hadhay ilaa ay diiratadaa meel iska saaraan sxb nimankan walaaladaa u sheeg oo guriceel ha aaminaan waa dhamaatay reer danboo dhulkiisa loogu taliyaaye biimaalna sidaasuu gacanna ugu tabcanayaa gacannna AK47 ugu haysanayaa oo isu difaacayaa guul baanan u rajaynayaa

  12. masha alaah ……. mooryaan madmadow dhulkiiii waa la saraay maanta … ciidan beesha direeed qaasatan biimaal .baan sh hoose gacanta ku haayo…. xasan gargaruurte xaaraan ku naax ,, maanta asiga dhib qaba insha alaah ciidankaan ha noqdaa kuwa dadkooda iyo dalkooda difaac insha alaah

  13. hubka faraha badan ee lageeyo tuulada cadaado caleemo qoyan ayaad ku soo dhaweysaahe maxaad u,oran weysay saleemaal deegaankiisa waxaa ku haboon bedelkii hub lasiin lahaa , miraha geedka jeerinka in lasiiyo ee laga beero quulaha ,ilaa quulaha ayaa uqaalisan deegaanka cadaado cuntada laga cunee ,,,,,, anyway biimaal waa tashtay adiga iyo adeerkaa axmed diiriye ka naxa hubka biimaal gacantiisa soo galay

  14. aniga markaan maqlo magaca ximin iyo xeeb waankucaaroodaa oo waxaan suuraystaa islaan madow oo idha gudguduudan oo bur yahuudi dubaysa ciida gamcaha kula jirta iyo wiil madow oo mooryaan ah oo agtaagan qoraxduna ay sidaran u hayso oo midba midka kale waa habartii iyo wiilkii kuqaylinaayo gaajo iyo haraad darteed kkkkkkkkkkkkkk

  15. Asc maasha. Allah sooceli quwadii boqortoyadi Bimaal kadifaac cidi hunguri kasogalo sh/goose waxad socelisan gesigii Kabtoole. Mara jidkiisa ewedkiina kaguuleysta codowgina caawa Waxa naxdinkujiifo dadka kujira.madaxtooyada kudhinta adinkoo. Naxsan.

  16. ilaahow towfiiqda nagu galladayso

  17. Waad ku mahadsantihiin sida aad usoo gudbiseen aragtida tiinna ka geddisan. Ogaadana goobtaani waa goob hadal la isku weydaarsanayo.Waxaana jirta goob xabbad iyo seef la isku weydaarsanayo.Dagaalkuna waa qeyb ka mid ah luuqadda aadanuhu wax isku fahamsiiyo,laakiin waa luuqadda ugu liidata uguna danbeysa.Wadahadalkaa ka mudan waana midka dadka halkaan ku doodaa jaaniskau heystaane fursad u siiya dadku iney doodaan,gar naqsadaan, is dhalliilaan.
    Wax iska sheegiddaas iyo wax isku sheegiddaas waa midda aakhirka loo aayi doono oo qof kastaa dhalliishiisa ku ogaan doono.
    Ogaadana “nin aan war xejin waran ma xejiyo”.

    Dulqaad, adkeysi iyo isku kalsoonaan ayaa loo baahanyahey.Laakiin haddaad kaligaa inta qol isku xirto oo koox kugu aragti ahna keensato ood isku wada cammirtaan waxaa idinku dabbaqmeysa mahmaahdii oraneysey :”Nin kaligi garramey iyo nin god ganey midna ma gefo”.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Current month ye@r day *

live webcam girls
Scroll To Top