Home / Wararka / Gudoomiye C/laahi Waafow oo Dowladda Culusow ku dhaliilay inaanay wax ka qaban dadkii lagu laayay Masaajidka Muuri

Gudoomiye C/laahi Waafow oo Dowladda Culusow ku dhaliilay inaanay wax ka qaban dadkii lagu laayay Masaajidka Muuri

Gudoomiyaha degmada Lambar Konton C/laahi Cali Axmed (Waafow), ayaa si xoogan Dowladda Soomaaliya ugu dhaliilay inaanay waxba ka qaban arrinta ku aadan dadkii lagu laayay Masaajidka ku yaala Deegaanka Muuri, oo hoos taga Degmada Lambar Konton.

Gudoomiyaha Degmada Lambar Konton ee Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa Dowladda ku dhaliilay inaanay waxba ka qaban, dadkii lagu laayay Masaajidka Deegaanka Muuri.Gudoomiyaha waxa uu sheegay in ay u muuqaneyso, in Dowladda Federalka ee Soomaaliya ay ka seexatay, wax ka qabashada kiiska ku qotoma lixda ruux ee lagu dilay Masaajidka dhexdiisa.

C/laahi Axmed Cali, ayaa sheegay dadka la laayay in loo dilay arrimo ku aadan xagga qabaa’ilada, kuwii dilayna ay maanta ku sugan yihiin qeybo ka mid ah Gobolka Shabeellaha Hoose.

C/laahi Waafow wuxuu kaloo sheegay in la garanaayo ragga dilka iyo dhaawacaba ka geystay Masaajidka Muuri, ha yeeshee dhibka jiraa uu yahay Dowladda, oo aan rabin buu yiri in wax ka qabato.

Mudane Waafow ayaa sidoo kale sheegay ka Maamul ahaan in ay tallaabo ka qaadi doonaan, ragga xasuuqa ka geystay Muuri, sida uu yiri.
6-da nin ee lagu dilay Masaajidka Muuri, ayaa la rumeysan yahay in ay daba socoto, Labo Mooryaan oo ka tirsan Dowladda oo 21-kii bishaan lagu dilay iyagoo dhac geysanaya meel u dhow Degmada Lambar Konton.

Waxaa sidoo kale uu sheegay in horey ay dowlada uga gaabisay Odayaashi horey loogu xasuuqay degmada buur hakaba bishi lasoo dhaafay waxayna u muuqataaaaa sida ay wax u socdaan mid aan loo dulqaadan doonin.

info@markacadey.com
info@markanews.net

info@markacadey.com

info@markanews.net

About Editor

Editor

13 comments

  1. g.doomiyaha arintaasi wuu ku saxan yahay meesha dowlad ma taalo wa in uu talabo u aar gududid uu ku dhaqaaqa arinta ma ahan mid dowlad wa mid qabiil

  2. Wiilkii Jarratti

    Waafow, waad mahadsan tahay geesinimada aad muujisay iyo sida aad ooga hadlayso dhibka uu Hawiye ku hayo dadkeena!

    Mid la soco, waxaad haysataa ciidamo kugu filan oo giisinimo ku dagaalamayo, waxaad kaloo haysataa dhul aad ka soo saarikarto dhaqaalo kugu filan oo aad ku difaacdo dadkaaga iyo beerahaadaba. Markaa waxaa adiga lagaa rabaa inaad waxan isku duboribo oo aad ka shaqaysiiso. Wax lacag ah ama kaalmo ah oo aad ka fishaa Dawladda Hawiye iyo Madaxwayne Hawiye yeyna jirin. Suuragalna ma aha, sheekh!

    Bal arag wixii dhacay 3 billood ee oogu dambeeyey, number 50 ayaa madaafiicdii dowlada lagu gubay, sideed odayo nabad doono ah ayaa lagu laayey meeshii ay dowlada xukuntay, mooriyaantii Habargidir ayaa boowkaaga fadhiya oo maalinlin walbo dad Biyomaal ah ku laanayo – waxaa oogu dambeeyey kuwii lagu laayey masjidka muuri ayagoo ku tukanayo.

    Haddaba, Illaah ninbuu kaadhigaye iska celi nimanka hawiye. Waa in meesha laga saaraa ciidamada hawiye ee boodkiina fadhiya: adigoo odayaasha la tashanayo, xildhibaanada la tashanaya, ciidamadaada ku tashanayo. Maahmaahdii ahayd ” Markaan xoogga hayey talo ma haynin, maanta oo talo hayana xoog ma hayana” yeysan kugu dhicin, sheekh. Waa inaad maanta ciil baxdaa haddad Biyomaal tahay, ninyahaw.

  3. QAMSA WA KAFA, SHANTA IYO CALAACASHA, SHANTAADA WAXA AAN KAA CELIN SHARCIGA KAAMA CELIYO MESHANA DOWLAD WAX LADHAHO MAJIRTO EE ARINTAASI YAAN LAGU BER LAXAWSANIN KOLEY SAAD LASOCOTIN RAGAASI MARKAA LAGA GUULEYSTAY DAGAALADA FOOL KAFOLKA AH AYEY MACIIN BIDEEN INAY LAYAAN DAD SALAADA MASJIDKA KU JIRO AYAGOO AAN HUB HEYSAN LAGU DHEX LAAYEY GBTAASI CIBAADADA LOO GALO. WAXAAN RAJEYNAYAA IN DEEGAAN BIYOMAAL LAGU ARKI KARIN QABIIL TUUGO AH WAA IN ARINTAASI MEEL LOOGU SOO WADA JEESHTAA SI LOO BADBAADIYO DADKA IYO DEEGAANKA INTABA WALAALAYAAL QOF WALBA AWOODIISA

  4. Hadaanu isaaq nahay biyomaal garabkoodaan taagan nahay

  5. C/Laahi Waafo waad ku mahadsan tahay hadalada geesinimada ku jirto Laakin dadkaas ma yaqaanaa waxad sheegayso waa hawiye ee berri waxaa lagu dhahaa waa geesi Haddaad u aartaan oo 6da oo bedeshan 12 haddii kale bil kasta 8 ilaaaaaaa 6 ayaa lagaa dillaa caytanna waa Laguugu Darraaaaaa

  6. Wiil cumar jaamac

    Ha,u ogalaaniina ciidan dowlada kasocda inay gobolka shabeelada hoose cagta soo dhigaan ee ciidankiina xoojiya , dhaqaalahiina xoojiya ,midnimadiina xoojiya.

  7. Wiil Cumar Jaamac Thanks Sxb intii aan islahaa dheh ayaad ii tidhi, waa in la diidaa inay Gobolka shabeelaha Hoose yimaadaan wax ciidamo dawlad kusheeg ah oo Mooryaan shaati Dhagareed xidhan,
    C/laahi Waafow waa ninka keliya ee aan Taageero waayo, ma doono xaq aanu lahayn, xaqiisana wuu dhacsadaa, halkaas ka wad Mujaahid Waafow, midna ogoow Xaqa ILLAAHAY ayaa u hiiliya, uma baahna cudud milateri iwm, intaad xaqa ku taagan tahay ILLAAHAY wuu ku taageerayaa,weligaa Xaqa u Hiili, ha is odhan, Gudoomiyenimadaa lagaa qaadayaa hadaad xaqa u hadashid, sida aad sheegtay hadii ay jirto in nimankii dadka ku laayey misaajidka inay isla shabeelaha hoose joogaan oo la garanayo Tilaabo kasta oo aad ka qaadaan waa xaq ee ka qaada, dowladan aad leedahay maxay wax uga qabanweydeyna iyadaa soo dirtay ee taas ogsoonow
    Wa Billaahi Towfiiq,
    Viva Biimaal,Viva Dir

  8. modane gudoomiye gesi gesi dhaley baaa tahay
    yan laga sugin amar lagasugin dowlada culusow
    waaa in talabo qadan maxa yeley odayashii
    horey loogu diley duledka bur hakaba ma
    jwb baaaa laga hayaaaa dowlada culusow
    waaa maya wa in lasoooo baxdan gesi
    nimadiii lagu ogaaa besha bimaal geridu
    waxey dhibtaaa qofka dhof ku imadey
    cidinka deganka waxan ushegayaaa
    in farta ay jwb ka bixiyan hadad nolaney
    siin ku nolada sharaf iyo xurnimo
    I LOVE MY BESHEYDA

  9. Aniga dowlad ma aqoonsani xasan iyo kuwa dowlada isku sheegayo waa tuugo iyo moryaan bartay dhiigena inay daadshan waafow gesinimadada ku dhimo tuugada waxba ha ka sugin ee shacabkaga iyo dhulkaaga waa inad u hiilisaa in sha allah dhul iyo xaaqin waxa dhamaan doona xaaqin dowladan qabiilka ah tuugada ah waa xaaqin guuleysta ina adeeryaal

  10. @Marjacadey iyo dadka commentska ka dhiibta

    Sida aad wax u qortaan uma xuma sida soomaalidu wax u qorto.Laakiin waxey ceebi ka dhacdey sida commentska aad u tifaf tirtaan oo ah hadal dhammaantiis isku hal dhinac u socda oo aan laheyn wax dood ah. Doodda noocaas oo kalaa waxaa loo yaqaanbaa monologue. Hal qofbaa dadka soo hor istaagaya markaasuu iska hadlayaa kaligiis iyadoon cidina ka doodeyn.Waa boring doodda noocaas oo kalaa ee soo gudbiya aragtiyada kala duwan.

  11. suldaan dhoomey

    walaalayaal marka hore waad salaamantihiin meel kasta aad caalamka ka joogtaabn

    aad baan ugu faraxsanahay isbadalka ay gaareen dadkeyga xaga siyaasada iyo xaga milatery ahaan

    aad baan ugu xumahay dadkii nalaga xasuuqay
    waxay ina tuseysaa oo ay nagu dhiiri galineysa kacdoon shacab iyo dagaal ugu danbeeyey inaan la galno cadowga oo aan kusoo afjarno haraadigooda

    marka waxaan ku talin lahaa in jawaab deg deg laga bixiyo raga nalaga dilay

    oo aan loo dilin dad shacab ah oo loo dilo mooryaanta
    mooryaanta waxay ku safraan wadada dheer shabeelada hoose ilaa jubooyinka waxay u safraan kenya iyo jubada hoose gaariga halaga dego

    jawasiiska u shaqeysta nala heybta ah ama la heybta ah cadowga ha laga taqluso

    geesiyaasha biimaal yeysan qalbi jabin guusha waa xageyna cadowgana cagteena hoosteeda insha,llaaha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Current month ye@r day *

live webcam girls
Scroll To Top