Home / Wararka / Muxuu ku Saabsanaa Safarkii Deg Deg ahaa ee Xasan Culusoow uu ku tagay Jabuuti?

Muxuu ku Saabsanaa Safarkii Deg Deg ahaa ee Xasan Culusoow uu ku tagay Jabuuti?

Sida aan wararka ku heleyno safarkii Xasan sheekh ee degdeg ahaa uu ku tagey ayaa ahaa in madaxweynaha jabuuti markii ay kulmaan madaxweynaha Mareykanka Obaama bisha soo socoto shanteeda in uu kala hadlo faraha kulul ay ku hayaan xukuumadiisa qabaailada ka soo kala jeeda DIR iyo Daarood oo uu sheegay kuwa kaliya ee xakuumadiisa ka socon la,dahay isaga oo ku darey in qabaa,il uu ku yiri waxaan maley in ay is xigan obaama sidas awgeed uu safar degdeg ah u soo aadey jabuuti.

Xasan Sheekh ayaa u sheegay Geelle in ay doonayaan in DFS ay dib ugu celiyaan Road mapkii laga soo gudbay ayuu ku yiri Madaxweyne xasan oo hadalkiisa , waxaa kaloo uu raaciyay in raisal wasaaraha somliya uu la shirey qabaa,iladaas in ay mooshin ka keenaan kooxdeydii damjadiid ee aan hogaaminayay haddana ay fara ba,an ku hayaan wasiirkii amniga iyo kii arimaha gudaha , waxaan kaa codsahaaya in aad arimahaas oo dhan aad iaga gaarsiiso madaxweyne Obaama.

inf@markacadey.com
info@markanews.net

About Editor

Editor

3 comments

  1. Waa hadal aan loo meel deyin hadalka halkaan ku qorani.

  2. Culusow way udhamaatay qabiilayste maangaab ah

  3. Raiisal wasaare cabdiweli waa inuu wax kaqabto shaqaaqada kataagan shabeelaha hoose Hana ogaado waxa dhibka dhibka wada inuuyahay baqaratudaaxikah aka horjooge culusow oo ay kagoantahay inuu kaxasuuqo beelaha shabeela hoose dagan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Current month ye@r day *

live webcam girls
Scroll To Top