Home / Maqaallo / Halganka Gobolka shabeelada Hoose ma’u istaagi Doono Dhaqan Fulaynimo ah oo lagula kaco Shacabka Deegaanka.

Halganka Gobolka shabeelada Hoose ma’u istaagi Doono Dhaqan Fulaynimo ah oo lagula kaco Shacabka Deegaanka.

Salaadiin kasoo jeeda Gobolka shabeelada Hoose oo kasoo amba baxay Magaalda Baydhabo ayaa 23kii bishii aynu kasoo gudubnay ee Maarso ayaa meel u dhow Buur-hakaba waxaa lagula kacay Xasuuq si toos ah usoo banaan dhigay falalka fulaynimada ah ee ay gaysanayaan Kaabo mooryaantii loogu itaal roonaaday Gobolka shabeelda hoose .

falkaasi ayaa markii uu dhcay ka dib waxaa la filayey in xoogaa Hoos u dhac uu ku imaanayo Halganka dheer  ee loogu jiro Xoreynta Gobolka, laakiin taasi ma dhicin oo cid kasta oo kasoo jeeda Gobolka waxay si cad ah u rumaysteen in Odayaasha la laayey Dhiigooda ay sahli karto Xornimo aan Fogayn Helitaankeeda. waxaana si toos ah u amba qaadmay Diyaar garowga loogu jiro Duulaanda Cadowga oo mar kasta ku haminaya in mar un ay soo celiyaan Rajadoodii ahayd inay gumaystaan Reer Shabeelda Hoose taas oo u muuqata Riyo aan marnaba Rumooowi Doonin.

Habeennimadii Jimcaha ay Sabtida soo galaysay bishuna ay ku beegnayd 25, ayaa fal kale oo fulaynimo ah waxaa uu ka dhacay Deegaanka Muuri oo hoos taga Degmad No50 falkaasi oo lagu laayey Culimaa’udiin Kusugnaa mid ka mid ah masaajida ku yaala Deegaankaasi kuwaa oo u taagnaa Cibaadada Alle iyo Barashada Cilmiga, inkastoo ay nasiib u yeesheen dadkii la laayey in iyagoo Cibaadaysanaya hadana ay la kulmaan Gacan ka xaqdaran ayaa hadana falkaasi waxaa uu muujiyey in meel kasta aan laysku dhaafi doonin tallaabadaas oo ah tallabooyinka ay ku dhaqaaqaan Kooxaha fulaynimda ku caan baxay.

marka uu dhacayey falkan ayaa waxaa u muuqanayey kooxdan Gardarada badan in ay hakinayaan Halganka dheer oo ay u moodaan in uu hakinayo Dilal iyo hanjabaado loogaysto Dad Deegaanka ah laakiin taasi waxaa mar kale si cod dheer ku beeniyey Hugaamiya yaasha Ciidamada Deegaanka oo sheegay in fal fulaynimo ah uusan marnaba hor istaagi doonin Halganka loogu jiro ka xoreynta Kaabo Mooryaanta Dhaqaalaha ka bartay Shabeelada Hoose sheegayna inay ka xigaan Geeri.

mrka aan kasoo gudbo Dilalka ka dhcaya Gobolka ayaa hadana dhanka kale waxaa jira qorshayaal ay maleegayaan Cadowga oo mar kasta ka quusan la’ Dhulka ay degto Beesha ku caan baxday Halganka iyo la Dagaalanka Gumaystaha {Biimaal}.

inkastoo aqristayaasha aysan u baahnayn faah-faahin ku aadan Taariiqda Beesha Biimaal ayaa dhanka kale marka loo eego waxaa jira in Halganka dheer oo in muda ah loogu soo jiray Deegaankan uu yahay mid hada Bilow ah weliba maalin kasta ay soo baxayaa Naftooda huriyaal u diyaar u ah inay Dhiigooda ku bixiyaan Dhulkan, halka Cadowga gobolka ay filayaan inuu Dib u dhici doono Hanka reer shabeelda hoose oo ku aadan Hanashada Dhulkooda.

Hadaba sida muuqata Duulaanada Cadowga  Reer dhul Boob waxay yeesheen wajiyo kala duwan maadaama ay horay ugu fashilmeen isku dayo ay ku doonayeen inay kusoo celiyaan sumcadoodii ku luntay  dhibaataynta Umada ee ahayd Dhaca, kufsiga, Boobka Hantida shacabka iyo sheegashada lahaanshaha Guryo Dad weyne taas oo ay u arkaan sumcadoodi luntay.

waxaa horay wacad u maray Horjoogayaasha Ciidamada Deegaanka oo kaashanaya Shacabkooda kuwaa qabsashada Reer Shabeelada Hoose ku tilmaamay Riyo marnaba suur toobi doonin inta ay Gabar ka nooshahay.

 

W/Q: Col. Mohamud Ookar

Afhayeenka Ciidamada Deegaanka Sh/hoose

 

info@markacadey.com

info@markanews.net

info@markacadey.com

info@markanews.net

About author

author

14 comments

  1. waxaan u mahad naqayaa alihii na abuurey oo marwalba tageera xaqa mida labad waxan u mahad naqayaa afhayenkaciidamada Udubland Gudoomiyaasha dagmoyinka Marka ,Janaalle ,Lambar 50 iyo dhamaan ciidamada Udubland iyo Taliyaashoa oo si Geesinimo ah u Difaacay dhulkooda iyo dadkooda waxaana ilaahay uga rajeynaain cadowgooda jabiyo

  2. BIIMAL MAMULKIISA IYO DAWLADNIMADIISUBA DUNIDA WA AY OGTAHAY TAARIIQDA DUNIDA AYUUNA KU JIRA BALSE DHIBTA JIRTAA WAXAY TAHAY HABAR GIDIR OO AAN TARIIQ LAHEYN OO 1937 DII LAGA XUREEYAY MAJERTEEN GUMEYSANAYEY [CALI YUSUF] AYAA MAANTAY AYAGOO DHEG LA QABTO AAN LAHEYN ISKU SOO MAQIIQAY BALSE W3AXAYSAN OGEYN IN 21 LA HINGAADINAAYEY AYSAN OGEYN BALSE WAXA KA SII LIITA DAMEERKA AY DHULKIISA KA QATEEN AYNA MAANTAY KU SOO HOGAAMINAYAN DHUL IYO DHIIG BIYOMAAL BALSE TARIIQDA WAXAY INA TUSEYSA DAMEERKA NINKA CANSHUURI JIREY INUU YAHAY BIIMAL MA BEEN BAAN SHEEGAY INTAAS WA I QABAN KARTAAN HADAN HAL BEEN AH KU DARAY

  3. wiil cumar jaamac

    hadii aad tihiin beelaha shabeelada hoose mida keliya ee aad ugu bixi kartaan dhib kan waxaa weeye inaad sameesataan awood ciidan iyo dhaqaalo xoogan ee aad cidwalba idinkaga gabaneese ee meesha wax dowlad la yiraahro ma jirto ee waa qawaa,ilo shaar dowladeed soo qaatay ee dhisa ciidan xoogan milatery ah.

  4. mohamud ookar waa geesi marnaba dhagta dhiiga u daro doofaareeyda geedaha ku dhac dhacdo baryahan dad maskiin oo aay dilaan aay u maleeynaayiin in wax aay qabsan karaan waryaada mooryaanta cadaado iyo dhusamareebto waa la idiin dabar gooynaa ee ogaada biyomaal waa aragtaan inuu idiin baabi’iyey hadana tii camal biyomaal ka suga ciidanka maa aadaan hortiinuu joogaa hadaa run sheegaysaan maxaa
    misaajid culumaa’udiin ku jiraan ka doonaysaan iyo oday dhaaqameed meel maraayo car hadaa run sheegaysaan anaga oo naago ah noo imaada iska daa rageena jiida dagaal ku jiro walee warkii hore war ka weyn aa idiinka raacaayo

  5. Sida sunnaha halganku yahay dhibicda dhiigga ah ee uu daadiyo fulayga boob doonka ahi waxay hurisaa sida banziinka halganka iyo xaq u dirirka.waxaan soo qaadanayaa kelmed uu yidhi muj SNM ahaa oo arkay rag ka argagaxay dhibkii loo geystey shacabka wuxuu yidhi(immaa fowqahaa bil ciza wa immaa baadinihaa bilciza)aan ku noolaano aduunyada nolol sharaf leh ama aynu godka sharaf ku galno inagoo dagaalamayna hada biimaalow shabeelaha hoose cizi iyo sharaf ugu noolaada ama godka ku gala. waxan fulaygu samaynayona waxaan u arkaa firigtii ama xeeladdii u danbeysey ee uu is leeyahay dadka ku cabsi geli oo hankooda ha debciyaan waxaanuse ogayn sidan in dacartu ku shidanto oo aan ajigu sidaa ku biqin illaahay ha idin guuleeyo dulmigana haydinka dulqaado waanad guulaysanaysaane kuwii samra noqda wa billaahi towfiiq

  6. Aniga walaalayal waxan gaaran waayey maxa soo celieyey ragii mesha laga saarey oo maanta dhalinyaro besha katirsan maanta god ugu jiraan ladagaalankudi in manta ragii 20sano umada rer shabeelada hoose dhibka kuhaayey in ay maanta shalanbood oo wadnahii besha direed ah in ay gudoomiye sheegtan side ku dhacdey maxa isbadaley ma waafow iyo yariisow aya dowlada xilaalka ay u hayan macaansadey oo halgankii lasoo marey ilaabey sidee wax jiraan ma meshii aan ka imaaney miyaan dib ugu noqona waxan leenahey raga gudoomayasha ah xilka dadka Ayaa uheesan ee xasan sheikh uma heesan ee dadkiina difaaca

  7. geesi waa kan goobta soo istaaga ee. nin maato la laayey iyo odeybeeled libin moodey.
    hawiye dad maha oo waa dugaag hadii aan deyrka lugu xirin daberka ayey soo jarayaan
    diin mayaqaanaan damacoodu waa xoolo dad leeyhy.
    biimaal difaaca adkeeya oo duulanka qaada oo dalkiin calanka ka dul sura
    u
    dubland deyr uga dhaga dalka biimaal duulaanka wada dadka iska dhiciya
    faadumo gaadsan

  8. SMC
    Waxaan salaamayaa mareegta sharaftaeh ee MARKA-CADEY iyo dadka soo booqda.
    Walaalwaa xaq waalib ah inaad naftaada malkaaga iyo sharaftaada difaacato .
    80tamaadkii berigii uu socday halgankii dib u xoreyta S/LAND ayaa mansooyinkii ABWAAN HADRAAWI waxaa ka mid ahaa DALKA WAAN AQAAN BAHAL IGA DA’WAYN OO DAD CUNI MA JOOGEE ANIGA DAASADAHA MADHAN IYO HA III TUMIN DURBAANADA.
    Guushu waa ta rabi isagaa bixiya bimaal iminka waxa ku socda imtixaan hadaad ku baastaan guusha waad helaysaan.
    Guush waxa lagu helaa sidan
    MIDMIMO IYO KALA DAMBAYN
    HADAFKAAGA OO AANAD KA BAYDH BAYDHIN IYO
    XAQAAGA IYO KA DADKA KALE OO AAD SUGTO.
    SAMIR AAD kU SAMIRTAAN GUUL DAROOYINKA IYO QASAARAHA DAGAALKA.
    ILAAHAY OO LA TALO SAARTO.

    ogaada mooryaanta aanu is hayno ma aha wax cago adag ku taagan waa gacan ku rimis HUBKA, DIRAYSKA, DAWOOYINKA &RAASHINKABA waa la siiya biriba waa laga joojin karaa INSHA ALAAN
    Ha la samro oo ayno xaqa ku sugnaano guusha inagaa leh waa inaybu sugno RABIYOW NALA JIR
    AMIIN AMIIN.
    WA BILAAHI TOWFIIQ.

    • Wiilkii Jarratti

      Burco Dalacanoow, mid ogoow! Qaladkii dowladii melitiga ee salaysnayd Daarood kaliya ha noolaado in lagu baddelay qaladkii USC ee Hawiye oo ku salaysan yeyna dicina noolaanin. Waxa socda oo dhib ahna ayaga ayuu oogu badan yahay mana gartaan ileen waa Hawiye.

      Dhowrkii dagaal oo ay soo qaadeenba ayagoo hubkii ciidamadii soomaaliyeed adeegsanayo ayaa dhabarka laga wada tuugtay ayagoo sii cararayo. Haddaba, Hawiye wax inuu qaso way u badan tahay laakiin wax uu qaadi karo maanta iyo bariba malaha.

      Sidii ay faqashta wax ooga qaadi waysay waqooyi, ayaa mooriyaan wax ooga qaadi karin Sh/hoose.

  9. Waxaan u mahadcelinaayaa akhyaarta marka cade.y sida hufan ee ay noogu soo tebiyaan wararka , iyo geesiyaasha u hura naftoota badbaadinta gobolka .

  10. Wiilkii Jarratti

    Anigu aad iyo aad ayaan ugu farxaa markaan maqlaba ciidamadii dowladda , waa mooriyaantii Habargidirde, ayaa lagu laayey isbaaro ay soo dhigreen meel u dhow number 50. Why? dadka biyomaal ayaa sii kacaayo oo ii darbanayo inay wax iska celiyaa: waxaa marqaati ka ah, hadda meesha ay joogaan xagga farsamada dagaalka shalay ma joogin. Arrintaasna waa mid lagu farxo.

    Middakale, ciidamada mooriyaanta ee Habargidir faataxo loo aqriyey oogama saarin dhulka Biyomaal ee xoog ayaa loo sheegtay. Markii laga saaray dhulkana waad ogayeen inay Number 50 ku gubeen madaafiicdii ciidamada dowlada soomaalyeed.

    Markaa maxaa loo baahan yahay, waa in wixii biyomaal ah oo waxtari karaba ay ka qayb qaataan dagaalka lagula jiro Hawiyaha uu horboodayo Habargidir. Waxaana rajaynayaa in mar lagu duulo meesha lagasoo abaabulayo dagaalka ee ah Madaxtooyada uu joogo Madaxwaynaha Hawie, Inshaa Allah!

  11. SMC
    waxaan salaamayaa oo aad iyo aad aan ugu mahad celinayaa bahda MARKA-CADEY iyo saxiibada soo booqda.

    WIILKII JARRATTI inaadeer waad salaaman tahay ILA YAA CIZAK, gacantaa ku soo qortay iRABI hakuu barakeeyo.
    Waan kugu raacsanahay in USE HAWIYE bedelay faqashta oo macneheedu yahay DHAL DOOFAAR.

    Waxaan kaloo kugu raacsanahay in ay jabeen oo ciidanad SH/HOOSE dhabarka ka wada toogteen
    Waxa kale oo ay soomali wada ogtahay in mar haduu biimaal waranka qaado ama DIR (AJI) qofba siduu u yaqaano ay aad iyo aad u adagtahay in loo babac dhigo
    Takale DIR (AJI) wuxuu ku caan yahay waa EHELU DIIN waa dad nabada jecel lakiin taasi waxay imanaysaa oo keliya markay iguusha kama dambaysta ah xaqiijiyaan .
    Takale mooryaanta HABAR-GIDIR moos ayeel meel walba ka sameyteen waxaa ka mid ah.
    :-SHIRKADA MOOSKA JANAALE
    :-SHIRKADA MOOSKA SHALAANBOOd
    :-SHIRKADA MOOSKA JAMAAME
    iyo qaar kaloo badan.
    Inaadeer waxaan ku kalsoonahay ciidamada xaq u dirika MUJAAHIDIINTA SH/HOOSEin ay riyadaa daciifiyeen oo ay meesh ka sii baxayso INSHA ALLAH anay dib inoogu soo noqon
    Xabiibkeenii MUXAMED (NNKH) ayaa waxa uu yidhi
    Hubka muslimka waa DUCADA, RABI ha in sugo hana ina garab galo.

    WA BILAAHI TOWFIIQ.

  12. Guuleysta Geesh kayagaw Guuleysta AAMIIN

  13. guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul hadaaanunahay beeelwedanahay eeeeeeeeeeenta direeeed waaanunaqaanaa sida gumaca loogano inkastoo aansiii jeed baadanahay oo anan jecleen dhiig sokeeye hadana marka nalaga bad badsho oo maatidii iyo dumarkii iyo duqowdii laleynayo waxaaanu sameyney xoogoo yar oo iska dhicin ah wali dagal toos ah maanan galin marka waan udigeynaa kuwa dhulboobka ah oo waxaanu leenahay naga taga oo dhiigiina ina dhaafiya hadad diidan waxad arki doontan taariiq aaaan waligiiiin idin sooomarin inshaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Current month ye@r day *

live webcam girls
Scroll To Top