Home / Maqaallo / Warbixin: Howl-galka ka soconaya Sh/hHoose, yaa mudan inuu Hugaamiyo marka laga reebo Ciidamada Amisom?

Warbixin: Howl-galka ka soconaya Sh/hHoose, yaa mudan inuu Hugaamiyo marka laga reebo Ciidamada Amisom?

Markacadey.com : Waxaa si wen loo hadal hayaa in qaar ka mid ah degmooyinka Goboka Sh.Hoose gaar ahaan Goobaha ay gacanta ku hayaan Xarakada AL-shabaab inuu ku wajahan yahay duulaan aad u xoogan..

Sida la hadal haayo waxaa durbaba soo if baxaya in qabasahada Deegaanada lagu wajahanyahay lagu abaal mariyey Dhiigya cabyada horey u gumaadi jiray dadka kasoo jeeda Shabeelada Hoose oo mudooyinkan dareemaya xoogaa fursad ah oo ay ka kala heleen Ciidamad Deegaanka oo naftooda u hurau inay dadkooda ku noolaadaan Xurnimo iyo Xarakada Shabaab oo meelaha ay ka taliso dadka ku nool wada sintay.

 Deegaano ay ka mid yihiin Shalambood, Danow iyo kabtan-laas ayaa waxaa soo buux dhaafiyey Maleeshiyaad Habargidir oo ay kala hogaaminayaan Maxamed Rooble Jimcaale {Goobaale} iyo Liiwaan Madaxey kuwaa oo Dowlada Xasan Culusow ay ku abaal marisay inay sii gogol xaartaan Buulo-mareer iyo meelo kale si markale loo huriyo Dagaalo dhex mara Ciidamada Deegaanka iyo Maleeshiyada Dhul boobka ah iyo si loo abuuro Gumaad cusub. Hadaba waa su’aale taasi ma tahay mid ka suurowda daka Deegaanka? 

 Sida la wada ogyahay inta badan meelaha ay gacanta kuhayaan ciidamada deegaanka waxaa ka jira amaan iyo kala dambayn, weli lagama codsanin ciidamada inay ka mid noqdaan kuwa xureynaya meela iminka lagu wajahann yahay taasi bedelkeeda waxaa usoo qalab qaatay Maleeshiyada Reer dhul Boob oo Habeen iyo Dahaaraar kusoo qarwa lahaanshaha Gaalkacyo ilaa Kismaayo, waaba yaabe ma waanay jirin Beelo kale oo Dega dhulkan oo ku nool? Haday iyagu dhulkaan baaxada leh sheegayaan Somalidu dhan ma iyaga?Wallee maxay Riyo maalmeed ku waasheen..

Inkastoo ay wax walba dhici karaan ayaa hadana howsha reer dhul boob waxaa loo wakiishay inuu ka mira dhaliyo Wasiiro Dowlaha wazaarada Maaliyada ee Xukuumda Cabdi weli Sheeq ninka lagu magacaabo Cabdulaahi Maxamed Nuur, Mudulood Agoonyar, weliba ku hayb ah Xasan Culusow Madax weynaha Dowlada ay maamulaan nin iyo Seedigiis, si loo qariyo cida duulaanka ku qaadaysa shabeelda hoose waxaana sidoo kale howshan lagu soo biiriyey gadaalna ka taagan Mid ka mid ah milkiiliya yaasha Hotel city palace oo jufo ahaan kasoo jeeda Habar gidir Ceyr.
Inta badan kulamada kala duwan ee luugu arin sanayo Duulaanada Reer dhul boob ay ku soo qaadaan Gobolkan wxaa uu ka dhacaa Hotelkan ku can baxay in lagu shirqoolo Umuda.
Quboro u dhashay Gobolka si weyn uGu howlanaa mashaakilka siyaasadeed ee soo wajahay Gobolk ayaa waxay ku howlanaayeen inay soo baaraan cida loo adeegsanaayo weerarada reer dhul boob ay ku hayaayaan Shabeelada Hoose, mar hadii aysan iayagu u tabar heleyn xilli aynu go,een Dagaaladii haore ayaa waxay soo xaqiijiyeen in Dowlada Xasan Culusow ay uGu weyn tahay kuwa hurinaya Dagaalada oo hami weyn ka leh Shabeelada Hoose.
Somalidu waxay ku maah-maahdaa Fardo laysu haayo laykuma faansho, taasi bedelkeeda Reer dhul boob ayaa horey loogu diray baaq ahaa inanu waxba u dhaamin dhulka dhagaxa ah ee ay kasoo jeedaan ayna ku daalin Dhul umadiis aiminka ay usoo jeeda.
waxaan ka war dhowri doonaa halka uu ku dhamaado Dagaalka wajiyada cusub lagu soo biiriyey weliba wajiyda kala duwana loo yeelay..
info@markacadey.com                           info@markanews.net

info@markacadey.com

info@markanews.net

About markacadey

9 comments

  1. BIIMAL hada nahay S/hoose waxa HABARGIDIR iskaga saari kaarna anigo ika cml u dhaqano inte wil qori wado HABARGIDIR ah afgooye joogo war ma jiiro BIIMAL waa ino afoogey ka xeerta S/HOOSE markas a laga bad bada mooryandan

    • MARKA HORE WA INEYNU FAHANAA SABABTA XASAN SHEKH DAWLADIISU IYO WASARADA GASHAN DHIGA AY MORIYAN UGU DHIGEEN CIIDAANKA XOGA DALKA SOMALIYED, ISKU SOO DUUB WAXAY DONAYAN INEY KU DHMEYAAN OO UUSAN MIDNA KA SOO HARIN, NIMANKA AAD KA DHAWAJISAY MADAXY IYO GOOBALE WA KUWI 5 WIIL QORI 11 LE AH WATAN AY KA ERYEEN MARKA ILAA IYO XAMAR OROD KU GELIYEEN, SABABTA AY ULA SOCDAAN AMISOM WAXAY TAHAY WA[ YOOL REEB ]WAXA LA DOONAYA IN LA ISAGA DHIGO XABADA SAFKA HORE AYAGA LA GELIYO AMISOMNA AY KA DAM,BEYSO 1 AMA 2 KILOMETER CAMAL MARKI XABAD LAGU SOO RIDO AY FIIRIYAN MEESHA UU QORIGA 7 KA AH AMA JIBTA AY KA SOO DHACEYSO KA BACDINA AMSIOM ALTALERI AY KU GARAACDO BARTA UU KA SOO DHACAYO QORIGA CULUS, SIDA DARTEED MOORIYAN MELNA MA QABAN KARTO CIDNA HAWL UMA DIRSAN EE AYAGAA LAGU HALAAGAYA , BALSE SHACABKA DEGAANKA DEGAN WA INEY MUUJIYAAN DHULKA INEY LEEYIHIIN OO AY MAAMUL AY ODAYAASHA AMA DHEXDOODABA SAMEESTAN IYO KALA DAMBEYNA AY JIRTAA TAASI AAD IYO AAD BEY MUHIIM U TAHAY SABABTOO AH MEL AY KALA DAMBEYN JIRTO OO LKA QABSADAA MA JIRTO UGU DAMBEYN [ JINI MIIRKIISA WUU QABA MAALIN CADEEY MA SOO BAXO]

  2. dadka reer sh hoose uma ay baahana ciidamo hawiye gaa ahaan mooryaanta habargidir ee waxay u baahanyihiin ciidamada u dhashay deegaanka gaar ahaan biimaal iyo digil hadii kale dhibaatadu ma dhamaanayso hawiye goormuu caqli yeelani

  3. nimaankaan meel ma garayaan oo waa ilko beeleen habargidir ma ahaan habargidirti hore ilkaha laga siibey dowladana waa ku shaqeysata oo waa maliibanayasha lagu liibaano waxaa u danbeyo waa god labo mitir iyo masiibo insha alaah reer shabelada hoose guul iyo barwaqo ayaa u dambeyso nimaankaan mooryaanta ha leyska cesho

  4. asc waan idin salaamya dhamaan shaqalaaha marka cadey iyo dhamaan beesha bimaal maxamed xiniftire salaan ka dib awaxaan aniag dhihi lahaa dadka oo dhan wey iska so dhiciyeen cedaan mel asan ku duulin malahan marka waana leyska so dhiciye waxii horay uso dhacay laso dhaaf 20sano hada iyo dan nimaan 5taada ka reebin sharci kaama reebo wlh inta weli nagu dambeyso geeri naceeb aduun iyo aaqiro ma libaaneno waayo jihaadka ayey ka mid tahay in dhulkaaga maalkaga naftaada difaacdo hada fursad ayaan haysanaaa oo wey canaanteen moryaanta halkee ku haminaayen iney mooska cunaan maaar ayaa logu badalay ilaahey ayaa mahd iska leh o cadowga jabiyey yaanan laga haerin intay wiji kale so radinyaan iyo shaar cusub yaan lo fadhin o difaac yaan lagu ekaan o werar ha lo badalo saqiiir iyo kabiir hadi qoriga la qaato oo hilbahooda leyga cuno shabeelada hoose xuudu ka xuduud laga saaaro yaaanan laga harin hadii kale inta laga amuso taas yaga ayey fursad utahay
    mida kale waxaan dhihi lahaa qabilada kale nala daga gobalak in lo la kaashado oo logu yeero runta waayo gobalka ayey nal dagaan sida afgooye okal sida walal ween okale melo badan waxaa laga yabaa in ay moryaanta la saxibaaan hadey donaan so adegsadaaan

    insha alaahu guusha inaga ayaa iska leh cadoguna wuu jabayaaa bi idni laaaah

  5. mar hadii magaala madaxdii shabeelel marka cadey moryaan so haweytay maxaa nala gudboon moodka waa lama huraan maslin iyo gaal mumin iyo munaafiq wala wada maraa moryaanta aan mel iska saarno

  6. Dhamaan walaalaheyga somaliyed waad salaaman tihiin runtii waxan aad uga xumahay inaad dhanaan iskuracden hadalada qaldan waxaa larabay midkiin haduu qalad kuhadlay inay kuwakale warka utoosiyaan laakin madhicin dhamaan waxan idinkula talin lahaa inaad wanaaga isfartaan shekadana somali ubadashan runtuu somalia somalibaleh martina hadey shan kabadato waadagaan ee dadku waawada dhashaye nabad halagu wada joogo mahad sanidiin ilaahow nabad ayankaa barinay aamiin

  7. MARKANEWS WAAD KUMAHADSANTIHIIN MARKA HORE: MARKA LABAD, KUWA DHULBOOBKAI IYO DAGAALKA KA CAADA DHIGTAY HA LAGA FEEGINAADO. MARNABA YAAN LOO OGOLAANIN INAY MAAMUL KU LUG YEESHAAN SH/HOOSE. GURICEEL IYO DHUUS MAREEB MA BIIMAAL BAA KATLIYO?

    BAL FIIRI MAXAA KU SALIDAY DHIBAATEYNTA DADKA SH/HOOSE OO AY MARWALBO DULMI IYO DAGAAL UGU SOO QAADAYAAYN OO WELIBA JAB IYO HOOG KALA KULMAAN

    MOORYAANTA AWALBA CASGHIR BADAN BAA LOO DHIGAY WEYNA WAR KA QABAAN IN AY FARAHA KA GUBAN DOONA HADII AY BILAABAAN ISBAAROOYIN IYO DAD DHAC AY KA GEYSTAAN.DHULKA LA XOREYNDOONO

    BIIMAAL CIIDANKIISU WAA ISKU FILANYAHAY XAGA SIYAASADA IYO MILITERIBA. WAXAAN LEEYAHAY HALOO SAMEEYO MAAMULO DEMGOOYINKA BUULO-MAREER, BARAAWE IYO WIXII LA MID AH

  8. BIIMAAL SHEEKADINA WA SODHAMAN,,, MARDHOW ,,,,

live webcam girls
Scroll To Top