Home / Wararka / Dagaalkii Jannaale oo lagu Jabiyay Mooryaanta Goobaale iyo Qaar badan oo lagu …

Dagaalkii Jannaale oo lagu Jabiyay Mooryaanta Goobaale iyo Qaar badan oo lagu …

Dagaalka ayaa Yimid kadib Markii Mooryaantii Shalay Qabsatay Degmada Wanlaweyn ay Maanta Weerar kusoo qaadeen degmada Jannaale ee gobalka Shabeelaha Hoose halkaasi oo muddo dagaal ay kula galeen Maamulka Degmada iyo Ciidamada deegaanka oo is garabsanaya.

Mooryaantan oo garab ka helaya Dowlada Xasan Culusoow ayaa Shalay kasoo baxay Magaalada Muqdisho , Waxey shalay dagaal ku qabsadeen degmada Wanlaweyn, Mooryaantaan oo wata in ka badan 45 Baabuurta Dagaalka ayaa usoo ruqaansaday dhanka degmada Janaale iyagoo soo maray Wado qardo jeex ah iyagoo ku dhici waayay in ay soo maraan wadada dheer ee isku Xirta Muqdisho iyo Kismaayo.

Inta aysan Soo gaarin Degmada Janaale ayaa waxey labo nin oo kasoo jeeda Beesha Hintire kusoo dileen degaanka Mareerey ee Duleedka Afgooye.

Dagaalka ayaa ku billoowday si kadis ah kadib markii Mooryaanta ay Ku qaldameen Barr Koontarool oo ay ku sugnaayeen Ciidamada Deegaanka iyo kuwa Maamulka degmada Jannaale, iyadoona muddo saacada ah halkaasi labada dhinac ay hubka culus isku adeegsanayeen.

Dagaalka ayaa waxa uu soconayay muddo, iyadoona la maqlayay dhawaqa madaafiicda culus oo ay is weydaar sanayeen ciidamada Deegaanka iyo Mooryaantii soo duushay, balse Saacado kadib ayaa waxaa halkaasi si qasab ah looga saaray Mooryaantii kasoo duushay gobolada Dhexe iyagoo halkaasi lagu gaarsiiyay Khasaaro Xoog leh .

Dhinaca kale Tiro lagu sheegay ilaa 40 Mooryaan ayaa waxey ku go’doomeen War ku taala duleedka degmada Jannaale halkaasi oo ay ku hareereysan yihiin Ciidamada deegaanka, Wararka qaar waxa ay sheegayaan in Magaalada muqdisho ay Waan Waan ka socoto si loo soo bad baadin lahaa ragaan meesha lagu haayo Odeyaasha Beesha Biimaal ee degmada Jannaale ayaa Shurud ku xiray Codsiga kaga yimid Xamar oo ah in Mooryaanta ay hubka kusoo wareejiyaaan Ciidamada Deegaanka kadib si nabad ah loogu gudbin doono Magaalada Muqdisho.

 

info@markanews.net                                                  info@markacadey.com

About Editor

Editor

24 comments

  1. illaahey kheyr hain siiyo waana mahadsantihiin warka wanaagsan ee aad soo qoreyn allow guul.

    • Madina Mahammed Abdi

      ascw salaankadib waxan idin weydinayaa haddi lacalla dadkaan aad sheegaysaan oo idinku soo duuley oo u yimid in uu ku dilo kuna afduubo oo dhulkaaga xoog iyo awood kaga qaado haddi aad adinka ahaan laheydeen ma kula tahay in uu kula sugilahaa waanwaan aas kugu badbaadiyo oo laguugu sii daayo ee wax aad ka sugeysaan maxay tahay oo aad mooryaanta dowlad isku sheega ah haddii ay idin ogaan lahaayeen in aad ka tirsan tihiin ummad soomaliyeed oo uu mas,uulka ka yahay culusow intaan oo dhib ah ma dhicilaheyn ee meeshaas waxaa isku tegay oo dowlad isku sheeg ah waa dad wada tuugo ah oo u soo jeestay in ay wada xasuuqaan intaan aheyn hawiye ee waxaa in leyska ilaaliyo mudan waa tuugaan isku sheegaayo madaxweyne waa iska cadahay oo ma jirto qof loo tilmaamayo in uu yahay midka soo awaawulaayo oo isku shirinaayo oo horseedka u ah waa qaacinkaan culusow ah asigane maalin bey sugeysaa ee waxaan sugeynaa waxay noqon doonto jawaabtiisa ee waa in aan sidii galada u rarnay waa in aan u rarnaa hawiyahana idinka ilaah waayo anaga dad ma dhacno oo mana kufsano xaraantana ma cuno ee waxaan ku soconaa waa nadiifka iyo dacada ilaah ee culusow iyo mooryaantiisa waxaa u harey waa wax iska xisaaban ee ha ogaado in uu xaqaa soo dilaaci doona guushana aniga ayay ii hareysaa oo weligeygana waan ku taganahay ee ilaah ayaa nala jiro ee culusow meel raadso waqtigaaaga waa yimid

  2. wii Darbuuwe maxamed

    waxaan leyahay xaq iyo badil jin mahan

    jawiya habiye nacaal ku tale inshaa allah way ku goayana sh/hose

    habragidir iyo wixii racabay

  3. marka cadey dafeed lalama waregin aniga aya lahadley kuwa abgaalka waxey jogaan magalada mesha laga soo galayo kuwa digil iyo mirifle magalada ayey ku suganyihin lkn dhalinyaro rer dafeed ah dagalka ka qeyb qadatey ilaaa hada majirto hada kabacdi waxa dhici dono manaqano

  4. maasha allah ilaahey waxaan ooga barya geesiyiinta biimaal ama kuwa kasoo horjeeda tuugada dowlada muqdisho inuu ilaahey guusha siiyo viva boqortooyada geesiyaasha biimaal oo runtiii weligood gumeesi diid ahaa aniga waan jeclahay biimaal anoo ah wiil hintire waayo islaamnimada iyo somalia nimada la weentahay maaha kuwaan tuugada ah waxaan leeyahay wiilasha dagaalamaya beesha biimaal dila tuugadaan gobolada dhexe kasoo duushay

  5. Alla ciil badanaaaa nin igu sooo duuulay ooo aaan waxba ila harin oooo maanta godoon igu jira miyaaan gudbin karaaa isagoooo bad qaba war nimanka dila oooo hubka ka furta iyagaba idinba daayeeeen waaa kuwiiii guryahiiiina gubay hadaaaaan ahay wiil dhalad ooo biimaaal ah nimankaaaa yaaanan la iga deynin walaaaaahi hadaaaad leysaaaaan ragaaaaan gacantiiina ku jira waligiiin la idinku sooo saqajaaami maaayo ilaaaaah baaan ku dhaaartaye dilla xaaaranta ajar baaaad ka heleysaaaaan gaaal baaa godka idinkugu jireee la dhaca xabada doofaarta dooofaarta dhashay

  6. Manshaa alaah ilaah baa u hiilayay beesha deeganka ee biyamaal is ka dhiciya mooryaanta galgaduud ka soo duushay ilaah baa idin caawinaya somali inta xalaashana waa idin la jirtaa

  7. mooryanta gajootay dhagaha ka garaca wacalada xaraanta iyo isbarada ku koray ileen dowlad meesha kama jirtee wa mooryaan hawiyee oo is beheysatay

  8. Insha allah guul ayan kagari doonaa xasilinta shabelada hoose dadka iska hadlayana wey arkayan waxa aynu nahay bimal in uu waxtar yahay iyo inkale waa la idin xususinaya cid alla cidii mugdi uga jiro si dhaqsi ah ayan ku fahansiineynaa

  9. WA IN SAWIRO LAGA SOO QAADA MIDA KALE MAXY THAYDACIIFNIMADAN NIN KUGU SO DUULAY AA LEDAHAY HU BKA HA IGU WAREJIYO DIINTA DHIGEYSO MAXAY TAHAY IN NIN KU DILI LAHA AD II DEYSO MIYEY IDINLA TAHAY INEY IDIN SII DEYN LHAYEN SUASHA KALE A QAA WAXAY TAHAY MXAY THAY SABABTA AY IDINKUGU SOO DUULEN M GRANEYSAAN ? WAXAYSAN IDIIN QUURIN NOLOSHA IYO SHARAFTA AD KU NOOSHIHIIN WAXAYNA HABEN IYO MALIN KU MASHQUULSAN YIHIIN INEY IDIN DILAAN , DHACAN HA BLIHIINANA KUFSADAAN, SABABTAS BEYNA U YIMADEN WA HBAR MORIYAN GIDIR OO KU JABTAY DAGALADII HORE OO SOO KXYESATAY DAMERADA WACESLE OO AY MASKAXDA KA HYESTAAN OO AYN U YIHIIN AYAGA MASKAX WABA MORIYAN HAKU HOGAMIYO KKKK CAKU ABGALOOW WALE WA MESHI AD KU JABI LAHEED BIIMAL WA TAQAAN WA KII CANSHUURTA KA QAADI JIREY 1720 KI ILA IYO 1916 KII

  10. alloow dhoowr ciidamada madaniga waa xididka wadanka oo dhan waa lama huraan ciidamadaan waxaan taariiqda lee yahay halagu xuso bog waliba iyo baal walibab love SH/ HOOSE gudoomiyaashooda oo ku dhashay goobtaasi iyo ciidamadooda

  11. Waa in la laayo kuwa go’doomay kuwa kalo iyo muuryaan dhan

  12. runtii waa wax aad looga xumado in malin walbo gobolka shabelaha hose dagal bila faaida u ka dhaco wayo xiligan loma bahna dagal ka dhaco gudaha somaliya lkn waxa isweydiin mudan in kabadan 45 gari o dagal ah ma waxa hor istagi karo dhalin yaro jogta janale waa wax aad lolayabao

  13. Hada ayaa waxaa isoo gaaray in sargal isku sheg xasan culosow qaraaba la ah uu ku dhintay goobta farxad.com

  14. Dagaalka waa waajib markaan oo kale, Habargidir diin ma lahan, waa mooryaan socoto ah ilaa laga dhameeyo ma joogsanaayaan.

    @Mohamed aden
    Ogow Biimaal ciidan ma ku yara sxb waa laga yaabaa inaysan haysanin hubka casriga ah ee Habargidir ay soo siisay dowladda Xasan Culusow ee ay hayb wadaaag yihiin dhanka Hawiye, Abgaal waa ku jiraa dagaalka waxaaba hogaaminaye maanta dagaalka ninka la yiraahdo Maxamuud Qaafow.

  15. Masha allah waa arin lagu farxo
    waxaan ula talin lahaa cidanka degaanka in ay caawa ku laayaan halkaas go,a doonka ah, waan idin garab taganahay
    guuuuuuul biimaal

  16. ilaahaybaan kunjeer kumahdinaynaa isgaa awooda iskale mar walba ooy nagu sooduulaan alaa jabiyay mooryaantii haday hubka iska dhigaan waa maxaabiis yaan la laynin sawirana halga soowaado haday dhigi waayaana meeshooda halagu gumaado diinta ayaa ogol ninka dad muslim ah kusooduulay oo doonaaya in uu laayo oo dhaco xoolahooda kufsado gabdhahooda in la iskadhicyo oo la dilo waana ehlu naar sida kitaabkeena kutaala

  17. asc dhaman dhalanyarada beelweynta biimaal mel walbo dunida ay gajogan teda kale waxan umahadceliniya gesyaasha is hortagay axmaqada e raba inay mar labad guryahena numbar ku qortan donaya iyo inay biyaha wabiga gadan wlhi hawar nacas waxan lenahay tasna wan diday marna ongolanmey hadu dhig laabe xasan xoolo idinku tageray dulmiga anagana rabbi jala wa cala ayan talasanay

  18. QURBA JOOGTA HADAL WAX MATAREE WAXAA LOO BAAHANYAHAY DHAQAALE EE KA KACA FADHIGA

  19. aad baan uga xumahay in maanta wallaalahayaga Biyamaal marba tuugtii hawiye ku soo weerarto laakiin waxaan ku faraxsanahay geesiyaasha biyamaal siday dhulka ula dhaceeb budhcadi soo weerarty insha Allah xaqa ayaa guulaysanaya ..hawiye laakiin ha ogaado hady diri gacan u soo qaado in meel kale iskadaaye muqisho lagala wareegi doono

  20. ilaah baa mahad leh guushana ilaah baa bixiya waa in marka hore dhamaan beeshu u mahad naqdo ilaahii guusha siiyey marka labaad wiilasha mar walba difaaca utaagan saraakiish dagaanka oo marwalba aan argno in ay ka khibrad badan yigiin kuwa mooryaanta iyo dhamaan madaxda ciidamada ,gudoomiyayaash gobalka iyodagmooyinka iyo dhamaan tuulooyinka waa in loo mahad celiyo ilaahna guusha hainoo wado mar walba oo layna dulma isagaa noo hiiliya oon umahad naqaynaa

  21. xiniftire adeer waa ku salaamey doorkiina qayba laydanka sugayo yaan laga caajisin mooryantu malaha caqli ayaay ku dhan waad jabteen ee iska jooga waa in biyamaal meelwalbo oo uu jooga aan dhaqaalaha lala garab taagnaadaa oo habluhu dahabkooda dhigaan guushana ilaah baa ina ssin

  22. Waa baadhil, anago firiney Badkeena, Beerteena iyo Bulshadeena waa in naftena kufuranaa sedexdaas oon u hibeynaa nafteena.

  23. Kkkkkkkkkk warmaa lawadahe meesha wadno ayaa loobahan yahy wiilasha habargidir walee bimaal soorcune kaadida ayee ku dhajiyen hhhh habargidir america ayuu 18askari maalin cad ka dhuuqay ma biimal xun ayuu udahaa walee waxa lagaray waqtigii aan bimaal sorcune katirtirilahaa sh.hoose bal aan aragno cidii laga saraa sh.hoose

live webcam girls
Scroll To Top