Home / Maqaallo / Damaca Axmed daaci iyo Tarsan ay ku doonayaan dhulka Beesha Biimaal….

Damaca Axmed daaci iyo Tarsan ay ku doonayaan dhulka Beesha Biimaal….

Qorshahan Cusub oo ay horboodayaan Gudoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud tarsan iyo Gudoomiyaha degmada Wadajir Axmed Daaci ayaa Mudooyinkii ugu dambeeyay ku howlanaa sidii ay reerahooda usoo dejin lahaayeen dhulka Beesha Biimaal oo ay ka mid yihiin deeganada Baqal iyo xaawaalow iyo Jasiira.

Qorshahan cusub waxaa dhinac ka wada Wasiirka Arimaha gudaha C/Kiriin Suujino iyo qaar kale oo weli daaha isku qarinaya.

Isbuuc ka hor ayey aheyd markii ay si dhuumsho ah ay ku tageen deeganada aan kor kusoo Xusay Wasiir C/kiriin iyo Gudoomiyaha Degmada Wadajir Axmed Daaci.
Safarkoodaas ayaa ahaa Safar dhuumasho ah oo isugu jiray Sahan iyo in ay caalamka kaga raadsaan dhaqaalo si ay Caalamka ugu sheegaan in ay halkaasi ka fulinayaan Mashaariic horomarineyd oo aan waxba ka jirin.

Maxamuud Tarsan oo horey dhoor jeer Warbaahinta ka sheegay in qurbo joogta ay soo maal gashtaan deeganka Jasiira Su’aasha is weydiinta mudan waxey tahay Maxamuud Tarsan ma Gobolka Banaadir ayuu madax ka yahay Mise Gobolka Shabeelada hoose waayo dhulka uu ka hadlaayo waxaa laga Xukumaaa degmada Lambar konton ee gobolka Sheelada hoose.

Qorshahan hada ay wadaan ayaa ah qorshe ay ku doonayaan in dhulka Beesha Biimaal qaab farsameysan ay ku dagaan iyadoo la Isticmaalayo Shaarka dowlada. waxeyna caalamka uga sheekeeyeen in Dekad Caalami ah laga furaayo Deegaanka jasiira iyadoo horey Waxgaradka Gobolka Shbabeelada hoose Dowlada uga codsadeen in dib loo dhiso Dekadda Magaalada Marko oo bur bur xoog leh uu soo gaaray.

 

 

 

info@markacadey.com                                                              info@markanews.net

About Editor

Editor

4 comments

  1. hawiye sidu udhanyahay mayaqaano cadalad,dariswanaag iyo tixgalin intaba sida darted daka ilahay iyaga wax uugadaray ama daris kadhigay kaliya waxay kusamatabixikaraan iyagoo imaanka kabaxa noloshoodana kadhigto inay dilaan dhacaan waxay kagaaraan

  2. Maamulka sh/Hoose ww on uu difaacaa Dagaan jasiira iyo kancerlasha biyabs iyo lafoolabagurigii ama dhlii lagu shiso ogolaansha aan laga bixinin goalka waa in ciidamada dagaanku badoosar geliyaan dowlad idinkaa ka ah in aad xasan culusow aad ciidan kasugtaan maaha dhulkiina difaacda

  3. asc. waxaan dhihi lahaa waqtiga ha iska luminina, Wayo Dabruuwe maxamed iyo bimalmal maxamed

    xududohoada way garnayaan Baqal iyo xabalo waxaa ku dugan ama waxa ku asan allah u naxaristee

    sheq abukar ama loyaqano garsiis ilaaaaaa iyo laantabure hitaa u ogyahayahay cunuga yar ee hada

    dhashay ee dabruuwe ah in ay degan ama ay leyhiin lantabuure, waxaan kula dardarmi lahaa

    dabruuwe iyo bimaal in ay xududoda adkeystaan bad iyo berigaba sidaas ayaan ula talin lahaa aniga

    inshaa allah in awawul labilawo sidii dhulalka maqan gacanta lagu dhigi lahaa, axmed daci toga lugta kale ayaan ka cunaa
    tarsan hadii ay hoyo dii ledahay ha dhisto

  4. INSHA ALLAH DABRUUWE MAXAMED XINIFTIRE LAANTABUURE AB-TO JAZIRA BARYO UGUMA BIXIN

    HADAN BARYO KUMA SO GALAYAAN WAXAAN LEYAHAY DHAMAN DHALANYARDA BESHA DABRUUWE

    + BESHA BIMAAL IN AY U DIYARGAROWAN DAGAL KA DHAN AH HABIYE GARAHAN ABGAL

    WAXAAN IDIN LEYAHAY HALKA KALI AH DEGAN EE LAGU YAQANO DABRUUWE WAA LAANTABURE

    HADUNAN CADAGA ISKADHICIN WAXA UU NOLAN DONAA DULINIMO MAGAC XUMO

live webcam girls
Scroll To Top