Home / Wararka / Daawo qaar ka mid ah dadka Lambar 50 oo ka sheekeynaya falalalka mooriyaanimo ee Maleeshiyada Dowladda

Daawo qaar ka mid ah dadka Lambar 50 oo ka sheekeynaya falalalka mooriyaanimo ee Maleeshiyada Dowladda

About author

author

2 comments

  1. walaahi waa wax aad looga xumaado sida ay mooryaantu magicii dawlada iyo hubkii dawlada ee shacabkii logu talgalay in lagu difaaco lagugumaaday guryahoodii lagu burburiyay hantidoodiina lagu biliqaystay aad iyo aad baan ugaxumahay waxaanse idiin sheegaayaa dheef baa lala hadlay waxaa layiri dheefeey xageed jirtaa waxay tiri dhibaan xaga shishe ka ahay marka meesha hlkgan adag ayaa kasocda waxaanse idiin kubishaaraynayaa guushu way dhawdahay dhibkan barwaaqo iyo hormar ayaa kadanbayn doota in sha allaahu tacaalaa ee haloo samro adkaysi badan hala yeesho hadaan taariikhda dib ugu noqono walaalaheena reer soomaali laand gaar ahaan isaaq maxamad xiniftire 1988 dii sidaas oo kale ayaa guryahooda loogu burburinaayay hubkii dawlada sidaas oo kale ayaa caruurtooda iyo dumar kooda loo xasuuqaayay hatidoodana loo biliqasajiray walibana walibana diyaaradihii soomaaliya ayaa hawada si arxan darro ah loogu duqaynaayay maatana waad aragtaan sida ilaahay uu ugu gargaaray iyo barwaaqada iyo hor umarka ay gaareen ilaahoow usiyaadi anagana nagaarsii oo noo gargaar aamiin

  2. ASCW, haddii uu walaalka saa’id helo waad la sidataa, Guusha , Horumarka iyo Barwaaqada Xiniftire Waqooyi , waa taa marka, janaale iyo Jamaame oo ah mataankiisa kale ee koonfur, Hadraawi , waxa uu yidhi inta uu maanku gaajeysan yey guuli waa weli , inta ay duruuftan Qalafsan ku jiraan walaalahayo Biyomaal moh’d Waqooyi ma faani karo,waayo kuwa hortiisa lagu hiigaya waa ma hurtadiisa , waxaanu filayana dhawaan wefti cuslus oo ka socda marka in u yimaado , hargeisa iyo jabouti , si hawlo badan oo wada jir u baahan loo lafo guro.
    Guul insha alla
    Nasser

live webcam girls
Scroll To Top