Home / Wararka / Dhageyso: Beelaha Direed ” waan ka fiirsan doona Dowladda hadii Ra’iisal wasaraha Cusub Beel kale la siiyo.

Dhageyso: Beelaha Direed ” waan ka fiirsan doona Dowladda hadii Ra’iisal wasaraha Cusub Beel kale la siiyo.

Odayaasha, Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Beelaha Direed oo Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay soo dhaweeyeen go’aankii dhawaan Baarlamaanka Soomaaliya uu kalsoonida kala laabtay Xukuumadda Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, ayagoona sheegay in xilkaasi banana imika ay ayagu xaq u leeyihiin Madaxweynaha ayay ugu baaqeen in uusan xaqooda duudsiin sida ay hadalka u dhugeen.

Macalin Barre Afhayeenka Guurtida Beelaha Direed oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in Madaxweynaha ay ka sugayaan in uu cadaalad sameeyo, isagoona xusay in hadii Madaxweynaha uu xilkaasi siin waayo Beelaha Direed ay ka fiirsan doonaan kamid noqoshada Dowlada Federaalka ee Soomaaliya.

Beelaha Direed ayuu sheegay in Sanadkaan ay Mudan yihiin In loo magacaabo Ra’iisul Wasaaraha Jamuuriyada Federaalka Soomaaaliya.

Ma cada Sida ay Beelaha Direed ka yeeli doonaan Hadii loo magacaabi waayo Xilka Ra’iisul  Wasaaraha Soomaaliya.

 

 

info@markacadey.com

About Editor

Editor

3 comments

  1. Asc waa arin in lasodhabeyo aymudan tahay hadalka kasoo yeeray beel waynta direed,raii,sul wazaraha waxaa xaq uleh dir waana wax iskacad oo aan cidna kaqarsonen madax waynaha waxaa waajib ku,ah in raiisul wazaraha cusub uu umagacaawo beel waynta direed oo lagu yaqaano karti iyo aqoon hadii aysan dhicin beel direed dantooda way yaqaanaan jawab ku haboona waybixin inshaaa allaaaaah?

  2. hanbada ama citanta beelaha direed ma cunaane yaan loo gefin, dowlada waxaa u harsan labo sanadood,yaan waxba la huguriyeynin

  3. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    somalia waxaa wax lo qeysan jirey dir iyo daarod kursigii dir waxaa ku fadhiya hawiyee
    kan banaan daaarood baa leh culusow kuma dhaco inuu meelkale mariyo kursiga saacid baneyey

live webcam girls
Scroll To Top