Home / Wararka / Daawo Maqal iyo Muuqaal Dhaca ay Maleeshiyada Dowladda u geysteen Guryaha & Hantida dadka No 50

Daawo Maqal iyo Muuqaal Dhaca ay Maleeshiyada Dowladda u geysteen Guryaha & Hantida dadka No 50

Intii ay socdeen dagaaladii Lambar 50 ayaa maleeshiyada Dowladda ee ay hogaaminayeen Goobaale iyo Qaafow waxa ay dhac iyo boob u geysteen hantida dadka lambar konton mudo kooban oo ay magaalada soo galeen.

Vedio-ga hoose waxa uu na tusinayaa dhaqanka iyo waxa ay yihiin kuwa loogu yeero ciidamada Dowladda ee ku sugan Sh.Hoose.

 

About author

author

2 comments

  1. Asalamu calaykum walaalahayga islaamkoow Rabi Samir iyo iimaan ha idinka siiyo waxii dhibaato ah oo ay idiingaysteen daalimiintu ayagana rabi haka jaa’iseeyo intii dhibaatadaas ka danbaysay, balse waxaan idin dhihi lahaa eed uu galay daalim yaan loo wada saarin umad dhan oo saqiir, kabiir iyo sheikh iyo shariifba leh dhibkaas wixii galay iyo wixii ku garabsiisay haday dawlad ahaan laheed iyo hadeey daalimiin kale lahaanlaheedba ayaguu ku koobanyahay. Walaahi inaan raali ka ahayn in dhiiga qofsilim ah amaa walaalahaas sharafta leh ee reer BIYO MAAL raali aka eheen waxaanse dhihilahaa hadaan nahay beesha habargidir gacmaha haka qabtaan daalimkooda kay maaro u waayaana hacadeeyaan si walaalaha waxtabanaayaa u ogaadaan in bari laga yahay daalim dulmigiisa. Mida kale maaha adinkuna maskiin beertiisa iska falanaaya inaad u dishaan waxay isku qabiilyihiin daalimkii.

    Intaas waxaan ku darilahaa waxaad samaysataan ilaa iyo dhowr nuuc oo xal raadiyo sida qayb culumadiina sharafta leh kamid ihi ha u tagaan culumada h gidir hana u ban dhigaan in kitaabka lagu kala baxo qaybta labaad ha u tagaan madaxwaynaha uu ha u sheegaan haduu saraakiil ama dad la shaqeeya dawlada u baahanyahay inuu xilkaas u dhiibo saraakiisha deegaanka leh qaybina ha u tagaan maxkamada sare oo haku dacweeyaan shakhsiyaadka dhibka ku haayo qaybina gogol ha u dhigaan habargidir oo ha yiraahdaan walaalayaaloow naga garbaxa ayadoon caay aflagaado iyo caga juglayn midna la marin oo Rabi laga baqaayo xushmada iyo soamlinimadana la ilaalinaayo. Runtii waxaan isleeyahay Markaad intaas oo jid u martaan si nabad loogu wada noolaado gubolkaas nimcada Rabina Rabi looogu shukriyo khayrku waa soo dag dagaa Insha’Allah daalimkuna warkiisa waacacdaanaa si wada jir ahna aan u wada qabano kuwa dadka masaakiinta ah dulmiga ku haayo. Rabi buxnaaha asagaa caadil ehe ha ugargaaro inta khyrka jecel ciday rabaan ha noqdaane inta fidnada iyo ineey wax siihuriso maahee khyr rabina Rabi umada haka qabto.

  2. Waad ku mahadsan tahay waanadada lkn wax sheeg iyo wano abur baa ka horeeyay kan la dilay aad ledahay ee beerta falanayay wuxu nin heystay beer dadow dhiig badana wu galay waxa dilayna waxey ahayen dadkuu agoonteyay tan kale wali ma arag qof ka dhashay habar gidir oo si Alle ka cabsi ah wax u shega oday ilaa sheekh waxey iclamiyen dagal umad sumcad ku leh somaliya iney booban dhulkoda sidey horayba u boobeen wax walbana waxa garab ku sinayay wasirkooda ma nimankas ayan dhahna dagalka naga daya waxan sugeyna Naxarista Alle cidina dulmin meyno qof an wax galabsana la taban mayo waxan darisnahay nin aan anigu siyay boos sxbo nahay cidina wax uma dhinto dagalko socdana meshu donuu mara dagalkasna wuxu aha mid u dhaxeya xaqa iyo baadilka xaqana waaraya Insh Allah

live webcam girls
Scroll To Top