Home / Wararka / Daawo sida ay Maleeshiyada Goobaale iyo Qaafow u burburiyeen Masaajidka Ilaahay ee No 50

Daawo sida ay Maleeshiyada Goobaale iyo Qaafow u burburiyeen Masaajidka Ilaahay ee No 50

Intii ay socdeen dagaaladii ka dhacay Degmada No 50 ayaa maleeshiyada ay hogaaminayeen Kaabor Mooriyaan Goobaale iyo Qaafow waxa ay ka geysteen dhac iyo boob laakiin waxaa ugu darneyd in ay hoobiyayaal ku garaaceen masaajidka Lambar 50, ayna ihaano xoog leh u geysteen.

Maleeshiyada Goobaale iyo Qaafow ayaa hoobiye ku garaacay saqafka kore ee Masaajidka, waxa ay sidoo kale xabadaha zuuga ay ku garaaceen derbiyada masaajidka , iyagoona jebiyay iridaha masaajidka.

Vedio-ga hoose ka daawo sida ay u burburiyeen maleeshiyada Goobaale iyo Qaafow Majaajidka lambar 50 oo ah gurigii ilaahay, ayna tahay qof walba oo muslim ah inuu ilaaliyo xurmada guryaha ilaahay.

info@markanews.net

info@markacadey.com

About author

author

8 comments

  1. goobaale iyo qaafow waa gaalo madow ee ummadda ha u tabaabusheystaano sidii looga hortagi lahaa mar walbo. waa dhaqan hawiye oo wax lala yaabo maahan in xishoodka sidaan ay uga tagaan, dhaqan hawiye oo soo jireen ah waaye.
    gantaalada ay isticmaalaayaan waa kuwii lagu soo qaaday magaca umadda soomaaliyeed si dalka looga xureeyo maleeshiyada shabaab lkn hawiye hub loo dhiibay maxaad ka filaneysaa? dhul dad leeyahay qabso ayey is leeyihiin caqli kale malahan dulli waaye daanyeerada….

  2. ani waxan umaleynayi in leysku dhiiqeystay lakin hada derbiga wax weyn igama muuqdan moryanta hbgidr hadan fadhigoda loogu tagin markale iyo marbadan wey soo noqondonan mana qusandona iyado ladilin indhacade ama gobale hadba kii hogaminayo

  3. Subxaana Allah war dadku cawaan sanaa, caqli mooryaan Habargedir iyo Hawiye oo dhan ayaa looga bartay masaajidyada inay gabdhaha ku dhex kufsadaan isla markaana ay bambooyin ku garaacaan beytu Allah.

  4. kuwaan sidaan wax yeelaayo diin Islaam ayey heestaan lisma lahan walhi waayaab Masaajid xitaa waa dhaceen waa madaafiic ayey ku garaaceen

  5. Waxay dhuudhuuntaan waa la soo baxeen khawaarijnimadii ay qar qarsanayeen .awal ayaanu u ogeen in ay dadkani yihiin cadawga diinta , iyo ummaddaba balse noolaha oo dhan .waa aboor waa in la iska ceshaa goobaale iyo indha cadde iyo lnta hubaysan oo la socota .mujaahidiintii biya maal waa inay bikro jabiyaan .casharkii talyaaniga ay u dhigeen oo kale ha u dhigeen . Libaax nin aan aqoon ayaa lax mooday.

  6. waxaan ka xumahay in dawlada Abgaal ku garab siinayso habardigir dhaca iyo boobka umad ahlu diin ah oo xalaal quutayaal ah oo si bareer cad gurigoodi loogu tagayo waa caqli hawiye inaan xataa dabada la dadan oo alle iyo islaan aan laga xishoon oo oday ku sheegooduna yiraaho dagaal baan qaadaynaa 23 sano ka dib balse waxaan ku baaqayaa in la iska dhiciyo waayo ugu dambayna ALLAHA IDIN GUULEEYO.

  7. MASAAJIDAKA WAAGURIGII ILAAHAY ALAANA ILAALINAAYA NINKII XABADAHA LA DHACAY IN SHA ALLAAHU TACAALAA ILAAH BAA DABAR JARAAYA SIDII UU ASXAABUL FIILKA UDABA JARAY

  8. Sumxaana laah dadku hadii ay cabsida alle ka tagaan adanahana ka xishoon waa yaan saan bey u dhaqmaan waayo dadka waxey isku dhabad galiyaan cabsida eebe waxaase garan waayay cidaan ma laha miyaa dhul iyo deegaan maxaa ka qaldan !!!

live webcam girls
Scroll To Top