Home / Wararka / Axmed Madoobe oo ku dhawaaqay wasiirada Dooxada Jubba(Hawiye + Daarood)

Axmed Madoobe oo ku dhawaaqay wasiirada Dooxada Jubba(Hawiye + Daarood)

Markacadey.com: Axmed Madoobe ayaa xaley ku dhawaaqay 8 wasiir oo uu ka koobnaan doono maamulka Dooxada Jubba ee ku heshiiyey inay boobaan/dhacaan dhaqaalaha dekedda Kismaayo iyo deeqaha beesha caalamka ay ugu deeqdo shacabka jubbooyinka.

Liis wasiiro iyo hal gudoomiye ku xigeen ah oo uu saxiixay Axmed Madoobe ayaa sida hoose ku qoran ahaa:

1- Madaxweyne ku xigeynka labaad ee Maamulka Jubba Maxamed Xaaji Lugadheere.

2- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Axmed Cabdixafiid Maxamed .

3- Wasiirka Beeraha, Xoolaha iyo Kalluumeysiga Pro. Maxamed Aadan Jaamac .

4- Wasiirka arrimaha bulshada Maxamed Ibraahim Maxamed .

5- Wasiirka caafimaadka iyo Fayodhowrka Xassan Daahir Yarow .

6-Wasiirka qorsheynta iyo xidhiidhka caalamaiga Maxamed Nuur Iftin (Shambara) .

7-Wasiirka arrimaha guddha iyo aminga Maxamed Warsme Faarax Darwiish.

8- Wasiirka Maaliyadda Maxamed Sh Yuusuf Cumar .

9- Wasiirk Macdanta, Biyaha iyo Bay’ada Cabdinuur Cali Aadan.

 

 

info@markacadey.com                     info@markanews.net

About Markacadey

Markacadey

7 comments

  1. MAGACYADA WASIIRADA IYO BEELAHA AY KASOO JEEDAAN
    1- Madaxweyne ku xigeynka labaad ee Maamulka Jubba Maxamed Xaaji Lugadheere – Beesha Sheekhaal
    2- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Axmed Cabdixafiid Maxamed -Beesha Garre.
    3- Wasiirka Beeraha, Xoolaha iyo Kalluumeysiga Pro. Maxamed Aadan Jaamac – Beesha Mareexaan
    4- Wasiirka arrimaha bulshada Maxamed Ibraahim Maxamed – Beesha Ogaadeen.
    5- Wasiirka caafimaadka iyo Fayodhowrka Xassan Daahir Yarow – Beesha Mareexaan
    6-Wasiirka qorsheynta iyo xidhiidhka caalamaiga Maxamed Nuur Iftin (Shambara) beeesha Jareerweyne.
    7-Wasiirka arrimaha guddha iyo aminga Maxamed Warsme Faarax Darwiish- Beesha Majeerteen.
    8- Wasiirka Maaliyadda Maxamed Sh Yuusuf Cumar -Beesha Cowrmale.
    9- Wasiirk Macdanta, Biyaha iyo Bay’ada Cabdinuur Cali Aadan- Beesha Gaaljacel.

  2. Wax Malagu jeedo sheekadan, nin daad qaadi xunbo cuskadaa mardhow waxa lagu dhawaaqaa dowlad goboledka KG markaas hala arko hadey kismayo Go’doonsan dowlad naqaneyso . Maki xAaji ayaa hada kahor dhahay DOORO MININ KU XAARTI wax loo yeeli lee waaye ,JIFI WEEL KU XARKAGI ¤¤¤¤¤¤HADII LA DHILAALI LAHAAY MAXARKAGI LEHEEN

  3. aaway kuwa meesha ku joogay magaca biimaal ee dhahayay waxaan matelnaa beesha biimaal, anigoo lee ogyahay qabiilka ugu dhul balaaran jubooyinka inaan ahay oo aan jamaame iyo tuulooyinka hoos yimaada jilibna sidoo kale ilaa hoombooy, qooqaani ilaa dhinacaas kudha inaa deganahay, ma sidaas ayay beesha ku matalaan, in qof aan jubooyinka degin wasiiro ay unoqdaan miyay raali ku yihiin dadnimadiina waa lagu qasaaray dheh,

  4. waxaan waxba kamasoconaayaan ilaahay idamkii mardhaw xaqa iyo baadilka waykala baxaayaan inyar usug iyadaa wajikale yeelan dootee hadagdagin nin walba waa deegaan kiisee samiryeelo wa ligaa samiryeelo waligaa warbaa soosocdee samiryeelo waligaa

  5. Slcm waalaha inta iskugu yimid ee magaca aan wadaagno somali waa ay wareertay oo dadkan aad arkaysaan waandad u ay umuuqato hal meel qofka bi aadanka ah waxa uu leeyahay moowqif u gooni ah kaas oo ah inuu marka ugu horesso inuu ilaahisa ka cabsado tan labaad waxa waeeye inuu xaqa uu leeyahay qaato kii uusan leheena iska daayo marka anaga keenii hadii laqaato waa inaanku so ceshana waxii naga maqnaa oo ah xaq iyo sinaan marka xaqa ninkii katagaa xadaro ayuu sameeyaa marka ninkii dhoof ku yimid bay geeridu dhibaysaa waqti ayaa u dhiman kaliya aaway mooryantii xooga ku haysatay shalay kuli waa ay carareen aaway kuwii moorayanta ahaa ee shaatiga maxkamada soo gashtay hadana wawti uun baa soo noqonayo oo taariiqda waa ay soo rogaal celisaa….sckmwww

  6. Run ahantii waa arin layableh waxaad mesha ka aragten wasirka gashindhiga o quslaya.

    yaa garanaya waxa u u quslaya?

    jawab waxa u u quslaya besha u ka so jedo ee dabare oo mamulka juba wasir muhim laga siyay,

    waxaan idn leyhay belaha ku aftirsada belaha dega shebeada + juboyinka in ay aya hoda ka tashadan.

    Gudomyiha uruka, DMH youth oo laga so gabiyay gudomiyha uruka dhalanyarada ee besha Dabruuwe Maxamed oo idin leh kakaca fadhiga. wabilahi towfiiq

  7. wax hawiye la dhahaa juboland kuma noola dadka ku nool jubolaand waxawada daga waa habar aaji
    ninkii ka baxaa magacaa habar aaji wuu k aguurayaa jubolaaand.
    waa sharcigii lagusoo dagay habar aji

live webcam girls
Scroll To Top