Home / Wararka / Daawo Sawiro: Banaanbaxii looga soo horjeeday dagaalkii lagu qaaday Degmada Lambar konton

Daawo Sawiro: Banaanbaxii looga soo horjeeday dagaalkii lagu qaaday Degmada Lambar konton

IMG_7250IMG_7238IMG_7187IMG_7212IMG_7154IMG_7197IMG_7214IMG_7266IMG_7246IMG_7266IMG_7286IMG_7295IMG_7300

 

 

 

 

info@markacadey.com

About Editor

Editor

10 comments

  1. waad mahadsantihiin waxaanse jeclaan lahayn inaan dhagaysano khudbadii madaxwaynaha cabdulaahi axmad cali waafoow allaah ha ilaaliyee cirigiisana allaah ha dheereeyo cadawgiisana allaah ha jabiyo aamiin

  2. waxaan ka codsanaynaa dhamaan madaxda reer shabeelaha hoose ama gudoomiyaasha dagmooyinka in ay wada qaataan ushaa uu madaxwayne c/waafoow uu gacanta midigta ah ku haysto si ay ugu noqoto calaamad dadka reer sh hoose lagu yaqaano in sha allahu tacaalaa waxay noqonasaa ushii nabi muuse oo kale c/a/wasalaam oo waad guulaysanaysaan ee qaata casaa muusaa casaa muusaa csaa muusaa waa shaa buugii cadawga lala dhici lahaa iyo sunnihii ambiyada naxariis iyo nabad galyo korkooda ha ahaatee.

  3. masha allah masha allah wata gobanimadii hanaqaday guuleystayalow garabkiina………..

  4. Wiilashi deegaanka banaanbaxa kama aysan soo qeyb gelin dhamaan qoryo ayey wataan ayaan umaleynaaa guul Biimaal Maxamed

  5. Yaa salaam walaalayal haka yeelina si sibiq ah in lagu yimaado gobolka mida kale waxad sii wadaan naceybka gumeysi diidka ah aan weligeena ka dhiman jirne waqti walbo aan diyaar unahay inaan udhimano xuriyadeena si aan udifaacno magaca iyo maamuska aan ku leenahay dunida

  6. ad ayan ugu faraxsan nahey bananbaxa masha allah allow cadowga ka qabo Sh. hose iyo inta la dulminayo wad guuleysaneysan Insha Allah Guul Guul Guul Viva Beesha Biimaal Maxamed

  7. Masha Allah aad ayaan ugu faraxsan nahay geesiyiinta isugu soo baxay mudaaharaadkan si ay walaalahooda dhibka ula qeybsadaan una tusiyaan dowlada inaysan ahayn dad nabad diid ah oo ay yihiin dad nabada jecel lkn dulimiga neceb…Geesiga dhulkiisa guusha u horseeda geerida dishaa… Guuleyso geesiga qarniga beesha biimaal mudane waafow…

  8. ASC. Ugu horen waxaan halkan ka salamayaa madaxdena saalan aad u qaali ah salaantasow loga talagay madaxdena sharfata leh uu istagay bulshada ku nolo lower shabele in ay ka difaacaan gardarada iyo dulmiga, waxaan leyahay cimrigina allah dhereyo waxaan idin leyahay waxaad tihiin dad sharaf iyo qimo leh.waxaad noqonteen dadka ugu sharafta badan caalmka oo dadkoda ka dulqaday dhibatada iyo midib takorka waxaan idin leyahay sharfa aad ledihiin iyo kiramada allah idin saidiyo aamin aamin aamin.
    waa Gudomiyaha dhalanyarada ee besha Dabruuwe maxamed oo idinleh Nabadiino.

  9. Xiniftire Waqooyi

    ASWB , Iyada oo hawlo adagi ka socdaan Shabeelaha/Jubadda hoose oo ah dhul boob, barakacin, iyo Isir sifieyn taas oo saamayn Taban ku yeelatay Beelweynta Dir guud ahaan , gaar ahaana kuwa degaa aagagaas, hawshaas iyada ah oo loo adeegsanayo , dawlado shisheeye, iyo tan somaliyaba oo ah mawjado iyaga ka tan weyn , waa in siyaasad cad laga yeesho oo ficil daba yaalo weliba , si taasi uu suuro gasho, haani gunta ayey ka tolanta waan in dirta degta dhulkaas , ay la yimaadaan Qorshe cad oo looga hortagayo duufaanada socda uguna horeyso in ay wafuud u diraan , Jabouti, Somaliland, ethiopia , oo ay soo bandhigaan sida loo cawin karo ( logistico, siyaasad/saanad/maal/hub/ iyo ciidanba).
    NAsser

  10. Xiniftire Waqooyi

    Dhameystir
    Iyada oo labada reer ee ku loolamaya inta webilayda( webigu maro) midi ay wadato Dawladaha Jaarka , midina ku Qaraabanayso, waxaan yar ee tabarta Darran ee dawalad ku sheega KMG, Cida aan cidi ka danbeynini waa DIR!! , waa Guul darro aan ilaahay ina badin , sidaas darteed ha la soo Diro rag wax laga akhrisan karo , oo sharaf & karaamo ku dhex leh dadkooda sida waafow/ookar , laakiin weftigaaa ha laga jiro rag aan ogay oo dullinimada & nacamlaynta la jaal noqday .

    NAsser

live webcam girls
Scroll To Top