Home / Wararka / Dhegeyso Qorshaha cusub ee lagu doonayo in lagu boobo Guryaha Reer Banaadiriga ee Xamarweyne

Dhegeyso Qorshaha cusub ee lagu doonayo in lagu boobo Guryaha Reer Banaadiriga ee Xamarweyne

Maamulka gobolka Banaadir ayaa soo saaray amar uu ku sheegay in ay la wareegi doonaan guryo ku yaala degmooyinka Xamarweyne iyo Shangaani  guryahaas oo ah kuwo bur bursan hadii dadkood aysan dayactiran mudo seddex bilood gudahood

Goobta ay ku yaalaaan guryahaas iyo dadka iska leh intooda badan guryahaas ayaa dad badan waxa ay u arkeen in ay tahay qorsho cusub oo reer dhul boob ay ku doonayaan in ay si xeeladeysan kula wareegaan guryaha beelaha Banaadiriga.

Su’aasha is weydiinta mudan aaya waxa ay tahay xaafadaha magaalada Muqdisho waxaa ku yaala guryo badan oo burbursan maxaa keenay in la yiraahdo guryaha  burbursan ee Xamarweyne iyo Shangaani ayaa la la wareegayaa hadii aan la dactirin?

About author

author

One comment

  1. waaw haddi ay arintaasi jirto waa xeelad cusub ooy maagan yihiin dadka ku adeeganaya magaca dawladda lakin waxan u sheegaya dadka somaliyeed haddi ay arintan ka banaanbixi waayaan oo ay diidi waayan inay noqon doonto barakicin beelo soomaaliyeed oo loo xoog sheeganayo iyado lo adeegsanayo magaca dawladeed, waa qatar ku soo fool saaran iyo dagaal lagul;a jiro beelaha assalka ah ee degaankooda la doonayo in ladajiyo kuwa kale oo kaso hayaamay gobolada dhexe.

live webcam girls
Scroll To Top