Home / Maqaallo / Warculus: Dhegeyso Prof. Togane oo u hiiliyay reer Sh.Hoose, runtana u sheegay beesha Indhacade

Warculus: Dhegeyso Prof. Togane oo u hiiliyay reer Sh.Hoose, runtana u sheegay beesha Indhacade

Aqoonyahanka Soomaliyeed ee Prof. Maxamuud Togane ayaa aad u dhaleeceeyay weerarka dhul-boobka ah ee beesha Habargidir ay ku heysto Sh.Hoose.

Prof. Togane oo ku sugan dalka Canada ayaa ku yiri hadal uu siiyay warbaahinta: Habargidir dhul eysan lahayn ayey rabtaa in ay boobto ee waxaan leeyahay waryaa cadaado iyo Hobyo ku noqda hadii kale Biimaal waa dad Soomali jecel ee nabad kula noolaada.

Prof. Togane ayaa sidoo kale dhaleeceeyay dhibaatada Jowhar loogu geystay beesha Jareerweyne.

Aqoonyahan Togane ayaa dhinaca kale ka hadlay doorashooyinka Puntland iyo Musharaxa Cabdiweli Maxamed Gaas iyo Yusr Abraar gudoomiyihiin bankiga dhexe ee iscasishay.

 

 

info@markacadey.com                    info@markanews.net

About author

author

14 comments

  1. author

    وشهد شاهد من أهلهم

    Professor Togane oo kale Hawiye ma laga helaayo, qof xaqqa sida uu yahay ugu dhawaaqaayo zamankaan waa yar tahay. Habargidir haddii ay ku quus qaadan weyso hadalka ninkan Abgaal waxaa u dambeyn doono halaag ay ka shalaayn doonaan waqti dambe.
    Habargidir ha dhisato deegaanadeeda, mooryaanteeda ha kala baxaano deegaanada ay ka joogaan Sh/hoose sida Afgooye.
    Dadka sh/hoose waxay rabaan inay nabad gelyo ku noolaadaan sida Biimaal.

    • TOGANE IYO ANIGA IYO PROF SAMATAR SI WANAGSAN BAN ISKU NAQAN RUNTI DADKA BESHA ABGAL KA DHAYNA WA AY JECEL YIHIIN BALSE SOMALIA MA U QALMO INUU MAMULO AMA XIL UU QABTO SABABTOO AH DADKA SOMALIA XUKUMA MA DOONAYAN INUU MASUUL NIN NOOCAN AH AMA SAMATAR OO KALE AH AMA YUSRA ABRAR OO KALE INEY WADAN KAS QABTAN WA KA MAMNUUC YAAAN LA HILMAMIN MESHU WA AFRICA XAQNA UMA LAHAN INEY HELAN DADKA AFRIKANKA AH DAWLAD CADIL IYO KALA DAMBEYN IYO NABA WAARTA

  2. Mahadsanid Prof togane waxaad tahay halyey soomaliyeed, dadka reer sh.hoosena waa kaaga mahadcelinyaan taageeradada, hadalka xaqa ahna waa uu gubaa dulmiilaha waana ka xanuun badan yahay xabada.

    reer indhacdow talada Togane qaata waa walaal idin jecel

  3. maasha alaah togane waageesi geesi dhalay oo run sheeg badan soomaali oo dhan ayaa abaal uhaysa allaah yacizak yaa zaciim

  4. Professor togane waa halyeey somaliyeed waa nin wax bartey oo wadani ilaah madaxaada kur kayeel waxuu yiri habargidir caloosha Kama dheregto carabkana Kama xishooto cagtana Kama istaagto walahi waa runtiis

  5. walahi ninkaan runtuu ka hadlay ninkaan Habargidir galgaduud kulaabta filimkaas waa qarxay

  6. Profssor runtuu kahadlay Habargir walahi filinkiina waa qarxay Biyamaal oo jiifay ayaad hurdada ka soo kiciseen waxaan iin fiican inaad Biyamaal nabad kula noolataan magaalada tartiib u joogtaan adinkoo rayidah Biyamaal waaa niman Dir ah waligood dagaal sokeeye magalin hadana habargidir ku qasbaysay Garoonka lambar 50 iyo shabeelada hoose uga taga

  7. maanshaa allaah pro. Togane waa geesi soomaaliyeed oo xaqa usheegay nimakan dulmiga wada ee dhulbooka u socda iyo kuwa kutaageeraya sida xasan sheekh oo ay jeebka ku riteen Ilaaheyna hasoo hanuuniyo kuwan dhunsan hadaan nahay ree SH.HOOSENA iyo soomaalida inta wanaagsamba waana kuu soo ducayneynaa wayoo xaqii baad u hiilisay waxaadna tahay GEESI aniguna waxaan makhraati ka ahay ninka aad tidhi wuu ugu aqoonbadan yahay ee habargidir in ay rutaa tahay waxaana uk. nala jooga walaalkii CAbdiqani labaalle waxaana ka codsanaynaa dhamaan umadda somaliyeed gaar ahaan aqoonyahanada culumaa udiinka soomaliyeed in sida prof. TOGANE in ay HABARGIDIR u sheegaan in ay dumiga daayaan oo ku noqdaan DHuusamareeb,Cadaado ,GUriceel iyo Gaalkacyo xasan sheekhna loo sheego haduu sidan dumiga utaageerro in ayna waxba usuura galeynin. aad iyo aad bay ree sh.Hoose iyo ree sh. DHEXABA iyo waliba inta xaqa jecelba ugu diirsadeen hadalkaaga .

  8. maashaa alaah prof, togane sida uu u hadlay waa nin geesi ah somalinimada jecel waxuu yiri somaliya waxay ka degi la.dahay waa hawiye waana runtiisa dowlad waliboo timaada iyagaa fashiliya maxaa yeelay dulmi iyo wanaag meel mawada galaan xasan sheeqna waxaa fashiliyay dulmi ayuu taageeray dulmiga sh/hoose kama hadlin tan sh/dhaxe oo ay beeshiisa barakicin ku heyso dadbeeraley ah oo guryahay laga gubay iyadana indhahuu ka laabatay prfor tagane runsheegida way kaaga mahad celinayaa reer sh/hoose iyo reer sh/dhaxe iyo inta dulmiga neceb mahad sanid ayaan ku lenahay jiree joog waligaaga

  9. ac
    Pro. Togane waa ninka kaliya ee hawiye ka dhashay ee si cad u raba in dulmiga beeshiisu wado ay joojiso soomaalina ay si siman u dhisato dowlad cadaalad ku dhisan.Marka uu tagane runta u sheegayo beeshiisa runtaasi dadka ugu horeeya ay wax u tari waa isla beeshiisa marka maadaama uu aqoonyahan yahay wuxuu ogyahay in runta oo sida ay loo sheego ay tahay daawada kaliya ee maanta soomaali cudurkeeda lagu daawayn karo.Habargidir dulmiga ay ku hayso muqdisho,shabeelada hoose ilaa kismaayo waa laba dulmi oo isa saaran,dadkii dhulkaa deganaa oo gumaysi la galiyay in ay dowlad dhistaana loo diiday iyo inla habargidir lafteeda oo dhibka dadkaa soo gaadha iyana soo gaadhayo. Dowlad la’aanta ay habargidir
    nabaday dhibka ka yimid kuma dhicin oo kaliya qabiilada aan habargidir ahayn ee wuxuu ku dhacay habargidir iyo soomaalidii kale ay dhabayeenba.
    Waxaan waligay iswaydiin jiray aaway culimadii hawiye may si cad ugu hadlaan dhibka beeshoodu ku hayso soomaali? aaway aqoonyahankii hawiye muu ka hadlo dhibka beeshiisu soomaali ku hayso? aaway caaqilkii hawiye muuyana arkaynin dhibka beeshiisu wado in uu iyaga laftooda ku soo laaban?
    Hal aqoonyahan oo hawiye u dhashay oo runta sheegaya ayaa maanta soo baxay,arintaasi waxay daliil u tahay in hawiye soo toosayo,waxaana rajaynaynaa in culimada diinta ee hawiye ee ilaa hada in ay xaqa sheegaan laga waayay ay hada ku daydaan Pro.Togane,runtana ay u sheegaan beeshooda.Waxaa in Togane ku daydaan laga rabaa oo kale aqoonyahanka Hawiye iyo caaqilka hawiye.Runta oo la sheego hawiye ayay dan u tahay inta aan la gaadhin soomaalida kale.
    Kuwa aan hawiye iyo soomaali wax dan ah u haynin rabana inta soomaali ka hadhay in ay isa sii raaciyaan waxay Togane ku sheegi doonaan in uu yahay nin waalan,runtuna waxay tahay Togane ma waala ee idinkaa waalan ee miyirka iyo caqliga togane raaca.

  10. Waa ku mahadsan yahay Prof. Togane xaq u hiiliska biimaal iyo jareerweyne. Jazaka Allah.

  11. Professor togane waa nin jecel runt xaqiiq sheegna ah sababtoo ah hawiye iyo habar gidir janada miyee gaynayaan waa maya marka waxaa loobaahan yahay dadka aqoonyahanada iskusheegaya iyo waziirada suudadkana xiran inay runta sheegaane runta aale ayaa jecel suud xun oo laxirto iyo been lasheego waxba idinma tarayso?

  12. Professor togane afkaaga caano lagu qabay allah yaa qale

  13. bismilaahi raxmaani raxiim

    Professor togene waxaan cadeenaayaa inaad tahay nin Somali ah oo dhab ah oo damiirkiisa ogalaanaynin dulmi, somaliya wixee kadhacay runta aad kasheegtay , saad uragtay bay urakeen dad badan adiga kula mid ah
    marka waxaa suaal iga ah ?

    madaxwaynuhu mudane xasan sheeq malintee ladooranayay hayay aniga kula hadlayo waa qiirooday sidaan uga hanwaynaa doladiisa iyo waxaan ka filaayay iyo wadanka hamiga aan khabay
    hada waxaa muqata madaxwaynaha inuu hilmaamay kutubkii uu gacanta galiyay oo uu kudhaartay inuu Somalia cadaalad ku wadidoona ilaa gees ka gees.
    lkn hada wuxuu u batay dhinac. tanicadii doolada in ay laber 50 ay baa biisay ay gubtay janaraaladii lagu talagay cadowga somaliya in ay iska celiyaan ayaa lamber50 gubaayo doolaada hadal keeda maxuu ahaa gudi halasaaaro , hooshaas guda uma baahneen waxay u baahneed baabuurta soo duulayso oo dagaalka wado in lajoojiyo aan loo baahnaaa madaxwaynaha taas masuubinin.

    ? madaxwayne dagaalka nimanka wada agtaada ay kazoo tageen jooga maxaa udhihiwaysay
    nimanka direed waad ka balan qaaday inaad dagaalka joojinaysid oo aaad tahay ciidanka inaaad adiga xukunto
    hadhihin madaxwaynoow dagaalka joogiya labada dhinac, dagaalka adiga aa joojin karo tagnikada agtaada kazoo baxeeyso jooji
    waxaaan somalida u sheegaayaa cadikareen xaaji guuleed inuu yahay abaaabulaha dagaalka oo qiiqa isku qaranhayo waxaaad tahay walagu agyahay instoo aad tahay habargidir musuul baad tahay ketaab gacanta galiyay

    adiga iyo madaxwaynaha xilka aad qaadeen ilaahay wajigeesa markee latago habargidir ilahay kaama difaaceeyso meeshaas qabiil kama jiro waxaad shaqeesateen aa idan ka horeeyo taas waqtigeeda iyo sacadeeda ay leedahay.

    waxaaa ii haray ahmed diiriye wuxuu yiri waxaaan ahay afhayeenka hawiye caqli xumadaaad waxaad tiri nimanka dirka ah la laaayo marka dabaaal allah aa ayaa wax dila waxna noolaaya hawiye naf allah uuu dilin madilakaro, maalintii dhaweed maskeenkee aad disheen oo carab saalaxa ahaa saacadiisa ayaa dhamaaatay adinkoo kaxaqdaran waad disheen marka asga wuu mooday xisaaab allah agteesa ay jirtaaa
    nimanka direed waxaan leeyahay ha biqina nin walba oo idinka idinka mid ah waqti buu leeyahay uu san dhaafeeynin xoolaha daaqaaya iska celiya cabsi bay wax ku leeyiheen wax kale magartaan yasid haqaadanin waad ka guulaysan dootaan insha allah

live webcam girls
Scroll To Top